Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":53306,"date":"2020-10-03T09:08:40","date_gmt":"2020-10-03T08:08:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=53306"},"modified":"2020-10-03T09:10:46","modified_gmt":"2020-10-03T08:10:46","slug":"guddiga-isku-dhafka-ah-ee-df-maamullada-oo-soo-saaray-hab-raac-lacag-laga-samaynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/10\/03\/guddiga-isku-dhafka-ah-ee-df-maamullada-oo-soo-saaray-hab-raac-lacag-laga-samaynayo\/","title":{"rendered":"Guddiga isku dhafka ah ee DF & Maamullada oo soo saaray hab-raac LACAG laga samaynayo"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Muqdisho) O3 Okt 2020<\/strong><\/span> – Waxaa lasoo saaray hab-raaca hannaanka madaxa bannaan ee xallinta khilaafaadka Doorashada 2020\/2021, kaasoo u muuqda mid lacag laga samaynayo.<\/p>\n

Tusaale, waxaa qodobbada ka mid ah in ”qofkii cabasho qaba uu bixinayo $3,000 oo doollar oo diiwaan gelin ah”, taasoo ah kelmad caan ku ah xafiisyada maamullada Somalia, iyadoo aan la fahmaynin sababta lacag intaa le’eg loogu baahan yahay in qof cabasho qaba la diiwaan geliyo.<\/p>\n

Waxaa awal soo baxay lacago badan oo iyadana lagu sheegay diiwaan gelin oo laga doonayo madaxda doonaysa inay isu sharraxaan kuraasida kala duwan min Madaxwayne ilaa Xildhibaan. Lacagahaasi ma galaan khasnadda umadda, mana jirto cid is waydiisa halka ay ka baxaan.<\/p>\n

Somalia oo ah dal faqri ah ayaa waxaa ku habsadey siyaasiyiin intii yarayd ee ay umaddu haysey ka fara bixinaya, wixii iyaga loogu dhiibana ceeriinka ku qaybsanaya, balse nasiib darro, waxay dadkaasi u jiraan taageerada shacabka qaybsan dartii.<\/p>\n

HALKAN HOOSE KA AKHRISO<\/strong><\/p>\n

1. Golaha Wadatashiga Qaranka waxay go\u2019aamiyeen in Doorashada 2020\/21 loo sameeyo hannaan madax-bannaan oo lagu xalliyo khilaafaadka ka dhasha doorashada, kaas oo ku saleysan dhaqanka Soomaaliyeed iyo mabaadii\u2019da caalamiga ee Xuquuqda Aadamiga.<\/p>\n

2. Golaha Wadatashiga Qaranka iyagoo ka duulaya Mabaadi\u2019da caalamiga, ilaalinta sharafta hannaanka doorashada, dhowrista xuquuqda codbixiyeyaasha iyo musharaxiinta, waxaay lagama maarmaan u arkeen in la sameeyo habraac cabasho oo waxtar leh lana fulin karo, kaasoo lagu xukmin ama go\u2019aamin karo cabashada codbixiyeyaasha iyo musharaxiinta si sharci iyo sinnaan leh.<\/p>\n

Qaab-dhismeedka Guddiga<\/strong><\/p>\n

1. Guddiga Xallinta Khilaafaadka waxaa la dhisayaa ka hor magacaabidda\/diiwaangelinta murashaxiinta iyo hawsha soo xulidda ergooyinka, waana inay socotaa ilaa laga xaqiijiyo natiijada kama dambeysta ah ka dib marka la eego dhammaan cabashooyinka iyo diidmada doorashada.<\/p>\n

2. Guddigu wuxuu ka koobnaan doonaa labaatan iyo kow xubnood (21), kuwaas oo 9 xubnood ay soo magacaabayso Dowladda Federaalka ah, halka 12 xubnood oo kale ay soo kala magacaabayaan Dowladaha Xubnaha ka ah DF min labo (2) xubnood.<\/p>\n

3. Waxaa la ilaalinayaa Metelaadda haweenka ee guddiga xallinta khilaafaadka iyagoo (30%) xubnaha guddiga ay noqonayaan dumar.<\/p>\n

1. Guddiga xaruntiisu waxay noqoneysaa magalada Muqdisho, wuxuuna xafiisyo ku yeelanayaa xarumaha ay doorashadu ka dhacayso, iyadoo tixgalin gaar ah loo sameynayo Somaliland.<\/p>\n

2. Guddigu waxaa uu kulan kooda ugu horeeya iska dhex dooranayaan Guddoomiye iyo Guddomiye ku xigeen. Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka waxaa la dooranayaa cod hal dheeri ah (50%+1).<\/p>\n

3. Guddoomiyaha Guddiga ayaa saddex (3) xubnood u magacaabaya in ay ka hawl-galaan mid kasta oo ka mid ah dowladaha xubnaha ka ah DF, waxayna go\u2019aanadooda ku gaarayaan cod hal dheeri ah.<\/p>\n

Hannaanka Xalinta Khilaafaadka doorashada ee 2020\/2021:<\/strong><\/p>\n

1. Waxaa dacwad u gudbin kara guddiga xallinta khilaafaadka ergooyinka codbixiyayaasha ah iyo musharixiinta oo ay si toos ah u saameyo xadgudubyada ka dhasha maamulka doorashada.<\/p>\n

2. Guddigu waxa uu ku dhameystirayaan go\u2019aaminta cabashooyinka muddo todoba (7) maalmood gudahood ah oo ka bilaabanaysa maalinta cabashada loo soo gudbiyey si dhameystiran.<\/p>\n

3. Guddigu waa inuu go\u2019aannada cabashada ugu gudbiyaa dacwoodaha 24 saacadood gudahood marka go\u2019aanka la qaato.<\/p>\n

4. Kulamada guddiga ee lagu eegayo ama dhagaysanayo go\u2019aanada guddiga, waa inay guud ahaan ahaadaan kuwo dadweynaha u furan (sida goobjoogeyaasha gudaha ee la ogolaaday, wakiillada musharaxiinta, wakiillada warbaahinta) haddii aysan jirin sabab amni.<\/p>\n

5. Arrimaha ama diidmada u baahan xal siyaasadeed waxaa go\u2019aan ka gaaraya Golaha Wadatashiga Qaranka si isla ogol ah.<\/p>\n

6. Qofkasta oo cabasho u gudbiya Guddiga waa in uu bixiyaa lacagta diiwaangelin cabashada oo dhan $3,000 oo doollar (sadex kun oo dollar), waraaqda cadaynaysa in uu ku shubay xisaabta bangiga ee Guddiga dooroshooyinka heer Federal waana in uu kusoo lifaaqaa galka cabashadiisa.<\/p>\n

Xilalka & Waajibaadka:<\/strong><\/p>\n

Guddiga xallinta khilaafaadka wuxuu awood sharci ah u leeyahay inuu eego oo go\u2019aamiyo arrimaha soo socda:<\/p>\n

1. Guddigu wuxuu ka mas\u2019uul yahay u garnaqidda iyo xallinta cabashooyinka laga keenay go\u2019aanada iyo tallaabooyinka ay qaadeen labada heer ee Guddiyada ;<\/p>\n

2. Guddigu wuxuu xaq u yeelan doonaa inuu baaritaan ku sameeyo oo uu go\u2019aamiyo cabashooyinka iyo diidmada laga keeno arrimaha la xiriira musharaxnimada ama cod-bixiyenimada sida (cagajugleynta, cod iibsiga, joojinta hawsha, saameyn xun oo lagu sameeyo isugeynta ama ku dhawaaqidda natiijada);<\/p>\n

3. Guddigu waxa uu go\u2019aannada ku qaadan doonaa aqlabiyad (50%+1) haddii ay xubnaha guddigu isku raaci waayaan go\u2019aan wadar ogol ah, ka dib marka waqti ku filan la siiyo doodda iyadoo la raadinayo go\u2019aan wadar ogol ah;<\/p>\n

4. Muranka lagu diido go\u2019aanada ay gaareen Guddiyada labada heer ee ku aaddan kala shaandheynta ergooyinka doorashada iyo\/ama murashaxiinta u tartamaya mid ka mid ah labada Aqal ee Baarlamaanka;<\/p>\n

5. Go\u2019aanada Guddiga Xalinta Khilaafaadka waxaa dib u fiirin kara Madaxda Dowlada Federalka ah iyo madaxda Dowlaha Xubnaha ka ah, Go\u2019aankaas ay Madaxdu gaarto ayaa noqonaya go\u2019aanka kama denbeysta ah, dibna dacwadaas uma gali karaan Guddi ama hay\u2019ad kale oo sharci ah.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) O3 Okt 2020 – Waxaa lasoo saaray hab-raaca hannaanka madaxa bannaan ee xallinta khilaafaadka Doorashada 2020\/2021, kaasoo u muuqda mid lacag laga samaynayo. Tusaale, waxaa qodobbada ka mid ah in ”qofkii cabasho qaba uu bixinayo $3,000 oo doollar oo diiwaan gelin ah”, taasoo ah kelmad caan ku ah xafiisyada maamullada Somalia, iyadoo aan la […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53307,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/b-17.jpg?fit=2048%2C1365&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-dRM","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53306"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53306"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53311,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53306\/revisions\/53311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}