Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":53230,"date":"2020-10-01T08:59:46","date_gmt":"2020-10-01T07:59:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=53230"},"modified":"2020-10-01T12:40:46","modified_gmt":"2020-10-01T11:40:46","slug":"armenia-oo-ka-qaylisay-farsamo-dhanka-cirka-ah-oo-uu-turkigu-ku-taageeray-dalka-azerbaijan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/10\/01\/armenia-oo-ka-qaylisay-farsamo-dhanka-cirka-ah-oo-uu-turkigu-ku-taageeray-dalka-azerbaijan\/","title":{"rendered":"Armenia oo ka qaylisay farsamo dhanka cirka ah oo uu Turkigu ku taageeray dalka Azerbaijan"},"content":{"rendered":"

(Yerevan) 01 Okt 2020<\/strong><\/span> – Armenia ayaa ku doodaysa in Taliska Ciidanka Cirka Azerbaijan gebi ahaanba lagu wareejiyey Turkiga kuwaasoo waxyeello ba’an u gaystey ciidamadooda ka dagaallamaya Nagorno-Karabakh, sida ay ku doodayso Yerevan.<\/p>\n

\n

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Shushan Stepanyan, ayaa ku doodaysa in saraakiil Turkish ihi ay \u201csi toos xakamaha ugu hayaan\u201d<\/em> Ciidanka Cirka Azerbaijan iyagoo wata dayuuradaha basaaska ah ee E-7T kuwaasoo iyaga oo dul haadaya magaalooyinka Turkiga ah ee Erzurum iyo Kars, oo ku beegan xadka galbeed ee Armenia, awood u leh inay u digaan ciidanka Azerbaijan amaba ay u far muuqaan bartilmaameedyada muhimka ah ee Armenia, sida ay Armenia sheegayso.<\/p>\n

Ciidanka Cirka Turkiga ayaa la ogyahay inay haystaan ugu yaraan 4 dayuuradood oo ah Boeing 737 AEW&C, oo sidoo kale Turkiga looga yaqaan E-7T. Waxay leeyihiin raadaar mar qura qaban kara dhul fidsan 600 km, waxaana loogu tala galay bixinta digniinaha hore ee weerarrada cireed iyo agaasinka kuwa lidka ku ah.<\/p>\n

Stepanyan ayaa sheegtay in Ankara ay agaasintey ugu yaraan 2 weerar cireed oo ay gaysteen Ciidanka Azerbaijan kuwaasoo lala eegtay magaalooyinka Hadrut iyo Martuni, oo ku yaalla gobolka la isku haysto.<\/p>\n

Waxay kale oo Turkiga ku eedeeysay inay dagaalka si toos ah ugu jireen ugu yaraan 2 ka mid ah dayuuradaha F-16 ee Turkiga, waloow aysan sheegin waxyeellada kasoo gaartey dhankooda.<\/p>\n

Turkey ayaa beeniyey warkan<\/a> iyadoo uu Wasiirka Gaashaandhigga Turkigu sheegay in Ciidanka Azerbaijan ay leeyihiin \u201ccudud iyo xeel ay ku gaaraan guul iyagu soo hooyeen\u201d<\/em> isagoo sheegay in Yaravan ay waddo dacaayad aan caddayn wadan oo aan u qalmin in laga fikiro.<\/p>\n

\n

An episode of the air environment presented earlier today pic.twitter.com\/4yiOezihF5<\/a><\/p>\n

\u2014 Shushan Stepanyan (@ShStepanyan) September 30, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n