Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":53045,"date":"2020-09-28T07:48:21","date_gmt":"2020-09-28T06:48:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=53045"},"modified":"2020-09-28T07:48:21","modified_gmt":"2020-09-28T06:48:21","slug":"muxuu-dastuurku-ka-qabaa-in-xilka-lagala-wareego-rw-ku-xigeenka-ama-uu-noqdo-xil-gaarsiiyaha-xukuumad-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/09\/28\/muxuu-dastuurku-ka-qabaa-in-xilka-lagala-wareego-rw-ku-xigeenka-ama-uu-noqdo-xil-gaarsiiyaha-xukuumad-dhacday\/","title":{"rendered":"Muxuu Dastuurku ka qabaa in xilka lagala wareego RW ku Xigeenka ama uu noqdo Xil-gaarsiiyaha Xukuumad dhacday?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 28 Sebt 2020<\/strong><\/span> – Shalay waxaa xilka la wareegey RW cusub ee Md Maxamed Xuseen Rooble, kaasoo uu xilka ku wareejiyey RW Xigeenkii Xukuumaddii ka ridey ee RW hore ee Xasan Cali Khayrre.<\/p>\n

Arrintan ayaa muran wayn dhalisay, kaddib markii lagu dooday inay ahayd inuu xilka kala wareego RW rasmiga ahaa ee isaga ka horreeyey ee uu xilka u dhiibey Baarlamanka dhexe, halkii uu kala wareegi lahaa RW xigeen ku yimid qaab magacow ah.<\/p>\n

MUXUU XEERKU KA QABAA?<\/strong> Waloow ay dadka qaar ku doodayaan inay Dastuuri tahay in xilka lala kala wareego oo ay daliishanayaan Qodobka 103-aad misna ma aha arrin aad waadax u ah, waloow uu Dastuurka Somalia hadda ku socotaa u muuqdo mid loo qoray qaab aad u jahawareersan.<\/p>\n

Yeelkeede, waxaan sidoo kale Dastuurka meelna uga qornayn inuu MW Farmaajo uu magacaabi karo Xukuumad Xil-gaarsiin ah oo uu xukumayo RW Xigeenku.<\/p>\n

Marka la eego gebi ahaanba Cutubka Sideedaad ee Dastuurka Dhexe oo ah qaybta ka hadlaysa awoodaha Fulineed ee Xukuumadda Federaalka ah, waxaana jira 2 qodob oo kala ah Qodobka 101-aad iyo midka 103-aad oo ka kala hadlaya Awoodda RW Xigeenka iyo Xil-gaarsiinta Xukuumadda, kuwaasoo aanu midkoodna sheegaynin meel uu RW Xigeen kasoo gelayo arrinta.<\/p>\n

Sidoo kale Qodobka 90-aad ee qeexaya Awoodda Madaxwaynaha meesha qura ee uu MW awood toos ah u leeyahay waa magacaabista Wasiirka Koowaad oo aanu xitaa xilka ka qaadi karin, meelna ugama jirto inuu wareegto ku magacaabi karo ku xigeenkiisa qaab Xil-gaarsiin ah, taasoo ah shaqo uu leeyahay RW hore sida ka muuqata Qodobka 103-aad.<\/p>\n

Bal hoos ka akhri:<\/strong><\/p>\n

Qodobka 101aad.<\/strong> ”Ku-Xigeenka Ra\u2019iisul-wasaaraha Ku-Xigeenka Ra\u2019iisul-wasaaraha wuxuu qabtaa xilka Ra\u2019iisul-wasaaraha marka uu dalka ka maqan yahay, iyo Xilalka kale uu u igmado Ra\u2019iisul-wasaaraha.”<\/p>\n

Qodobka 103aad.<\/strong> ”Xukuumadda Xil-Gaarsiinta Inta u dhexaysa taariikhda doorashada guud iyo marka Raisul-Wasaare cusub la dhaarin doono, Raisul-Wasaarihii hore ee xilka hayey iyo Golihiisa Wasiirradu waxay sii haynayaan xilka, waxayna u fulinayaan waajibaadka caadiga ah ee Dawlada si xilgaarsiin.”<\/p>\n

Sidaa darteed, waloow aysan Dastuurka si waadax ah ugu kala caddayn in xilka lala kala wareego marka RW la casilo, misna waxaa meesha iman kara Qodobka 103-aad<\/strong> oo sidoo kale loo fasiri karo mid daboolaya haddii lacalla RW kalsoonida lagala noqdo, waayo Dastuurku ma sheegayo cid kale oo qabanaysa howsha xil-gaarsiinta, sidaa darteed, waxaa shalay la qabtay xil wareejin wax lagala wareegayo qof aanay umaddu, ama cid ay wakiilatay sida Baarlaman, aysan xilka u dhiibanin.<\/p>\n

Taasi waxay ka dhigaysaa in RW cusubi uu xilka kala wareegey qof aan ku habboonayn, laba ay middoodba u furnaydna uusan yeelin:<\/p>\n

1<\/strong> – Inuusan xilka cidna kala wareegin ee dokumentiyada iyo howlaha socda si aan toos ahayn (formal) loogu wareejiyo kaddibna uu howshiisa qabsado, sida ka dhacda dunida ilbaxday.<\/p>\n

2<\/strong> – In uu xil wareejinta haddiiba la qabanayo oo waqti iyo lacag lagu khasirayo uu kala wareego ugu yaraan qofkii rasmiga ahaa ee xilka uga horreeyey.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 28 Sebt 2020 – Shalay waxaa xilka la wareegey RW cusub ee Md Maxamed Xuseen Rooble, kaasoo uu xilka ku wareejiyey RW Xigeenkii Xukuumaddii ka ridey ee RW hore ee Xasan Cali Khayrre. Arrintan ayaa muran wayn dhalisay, kaddib markii lagu dooday inay ahayd inuu xilka kala wareego RW rasmiga ahaa ee isaga ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52905,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Namnl\u00f6s-46.png?fit=1049%2C588&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-dNz","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53045"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53046,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53045\/revisions\/53046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}