Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":52502,"date":"2020-09-19T08:06:08","date_gmt":"2020-09-19T07:06:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=52502"},"modified":"2020-09-19T08:06:08","modified_gmt":"2020-09-19T07:06:08","slug":"suaalo-jawaabo-ka-dhashay-sida-ay-musharraxnimada-khayrre-uga-fal-celiyeen-qaar-ka-mid-ah-mucaaradku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/09\/19\/suaalo-jawaabo-ka-dhashay-sida-ay-musharraxnimada-khayrre-uga-fal-celiyeen-qaar-ka-mid-ah-mucaaradku\/","title":{"rendered":"Su’aalo & jawaabo ka dhashay sida ay musharraxnimada Khayrre uga fal-celiyeen qaar ka mid ah mucaaradku"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Sebt 2020<\/strong> <\/span>– Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maalintii Sabtiga September 12, 2020 ku shaaciyay bartiisa Twitterka in uu doorashada soo socoto musharrax u yahay madaxtooyada Soomaaliya. Golaha Shacabka ayaa July 25, 2020 kala noqday kalsoonidii xukuumaddiisii<\/span>\u00a0xilli dalku u baahan yahay xasillooni siyaasadeed.\u00a0<\/span><\/p>\n

Ku dhawaaqidda musharraxnimada Khayre waxay dhalisay su\u2019aallo ka badan jawaabaha la bixin karo.\u00a0Wax yar ka hor inta aan Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Mudane Xasan Cali Khayre ku kala weecan masiirka siyaasadda, \u201cNabad iyo Nolol\u201d waxay u muuqatay mid aan lagu\u00a0loodi karin\u00a0masraxa siyaasadda Soomaaliya.\u00a0<\/span><\/p>\n

Sida soo baxday muddo kaddib, khilaafka Farmaajo iyo Khayre \u00a0wuxuu salka ku hayay: b) Muddo kororsiga xukuumaddooda; t) Iskahorimaadka doorasho\u00a0Qof iyo Cod<\/i>\u00a0 iyo waqtiga u dhiman xukuumaddooda; iyo j) Laga maarmaannimada shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada.<\/span><\/p>\n

Waxaa soo dhaweyey Khayre dad u arkayay inuu yahay shaqsi aan muran ka taagneyn tartanka doorashada sanadka dambe. Balse taasi ma dhaboobin, kaddib markii siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu dareensaday musharraxnimada Khayre ugana falceliyay si aan caadi ahayn, iyadoo lala yaabban yahay mabda\u2019a uu u taagan yahay.<\/span><\/p>\n

Warar laysla dhaxmarayay baraha bulshada ayaa sheegay in Mudane Khayre uu ka cudur daartay inuu ka hormuuqdo xafladdii Hotel Doorbin<\/span>, hase yeeshee, xeeldheerayaasha arrimaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xafladu ay ahayd mid loo qabanqaabiyay hab qabiil, taas oo khilaafsan mabaad\u2019ida siyaasadda ee uu Khayre damacsan yahay inuu ku tartamo.<\/span><\/p>\n

Dad badan ayaa isweydiinaya maxaa Khayre deddejiyay iyadoo weli la sugayo hannaanka doorasho ee uu dalka qaadan doono. Ilaa hadda Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul-goboleedyada si daacad ah iskuma afgaran qaabka loo dhigayo doorashada iyo waqtiga la qaban doono. Inta yar ee ay gaareenna waxay ku timid isku jiidjiidka beesha caalamka.<\/span><\/p>\n

Malaha Mudane Khayre wuxuu saadaaliyay in shirka wadatashiga uu ku dhammaanayo sida ay rabaan maamul goboleedyada, sida ku cad warmurtiyeedkii soo baxay September 17, 2020.<\/span><\/p>\n

Dhinaca kale, weerarka Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxuu si tooxan uga turjumayaa in Khayre uusan ku biirin ilaa hadda xerta Abu Dhabi. Balse siyaasiyiin in mudda ah ku maqnaa degaankaas (Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan) ayaa dib ugu soo laabtay saaxadda siyaasadda culaysna saaraya dowladda.<\/span><\/p>\n

Waxaa muuqata in la guda galay ololihii doorashooyinka madaxweynaha iyo golayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), iyadoo aysan muuqan mucaarad waddani ah oo isku duuban una barbardhigi kara Madaxweyne Farmaajo. Balse, haddii Farmaajo uu ku sii wada siyaasiyiinta ka soo horjeeda riixitaanka, waxaa laga yaabaa inuu ugu dambeynta ku soo dhaweeyn doono Villa Somalia<\/i>.<\/span><\/p>\n

Si kasta ha noqotee, booqashadii lama filaanka ahayd ee guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Sheikh Cusman Jawaari uu ku tegay guriga Ra\u2019iisul wasaarihii hore Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u muuqato mid kordhin doonta su\u2019aalaha siyaasadeed ee aan la ogeyn waxa xigi doona.<\/span><\/p>\n

Xaqiiq waxaa ah wada jirka siyaasiyiinta ku bahoobay \u201cMadasha Xisbiyada\u201d inaysan kalsooni fiican u dhaxeyn. Taas waxaa u daliil ah in ilaa maanta ay la soo bixi la\u2019yihiin hoggaamiye mideeya.<\/span><\/p>\n

Guud ahaan, maqnaasha hoggaamiye mucaaradka kala duwan ku daba safan yihiin waxay ka dhigan tahay in doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee soo socoto siyaasiyiinta ashaamudka ah (kala duwan) ay ku midoobi doonaa keliya dhaqankoodii ahaa \u201cLugta ha lagu dhego ninka Villada fadhiya<\/i>.\u201d<\/span><\/p>\n

Waxaa Diyaariyey: <\/b>Burhaan H Rooble & Cabdulqaadir Cariif Qaasim<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Sebt 2020 – Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maalintii Sabtiga September 12, 2020 ku shaaciyay bartiisa Twitterka in uu doorashada soo socoto musharrax u yahay madaxtooyada Soomaaliya. Golaha Shacabka ayaa July 25, 2020 kala noqday kalsoonidii xukuumaddiisii\u00a0xilli dalku u baahan yahay xasillooni siyaasadeed.\u00a0 Ku dhawaaqidda musharraxnimada Khayre […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52503,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Khayre.png?fit=1045%2C697&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-dEO","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52502"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52504,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52502\/revisions\/52504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}