Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":52306,"date":"2020-09-16T08:30:39","date_gmt":"2020-09-16T07:30:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=52306"},"modified":"2020-09-16T10:32:00","modified_gmt":"2020-09-16T09:32:00","slug":"goodax-siyaasiyiinta-oo-muujiyey-inaysan-fahmin-farriinta-qotada-dheer-ee-sharma-boy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/09\/16\/goodax-siyaasiyiinta-oo-muujiyey-inaysan-fahmin-farriinta-qotada-dheer-ee-sharma-boy\/","title":{"rendered":"Goodax & siyaasiyiinta oo muujiyey inaysan fahmin farriinta qotada dheer ee Sharma Boy"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Sebt 2020<\/strong><\/span> – Heesuhu waa qeyb muhiim ka ah dhaqamada dunida oo isku xira fanka iyo siyaasadda marka la doonayo xaalad ka fiican xaaladda lagu jiro. Inta badan waxaa loo isticmaalaa dareen lagu cabbirayo in laga soo horjeesto Siyaasiyiinta-Saldhigtay \u201cAnti-establishment<\/em><\/strong>\u201d oo aan laheyn karti ay isbedel ku keenaan, haddana aanan dooneyn in ay shacabka ka hor wareegaan ama waxaa loo isticmaalaa kicin\/damin dagaal ama kacaan! Heesaha caalamka caanka ka noqday ee farriimaha siyaasadeed xambaarsanaa waxaa ka mid ahaa \u201cThe Beatles\u201d<\/em><\/strong> ee Liverpool-UK ama heesta caanka ah ee \u201cWe<\/em><\/strong> Shall Overcome\u201d <\/em><\/strong>ee Ameerika oo lagu cabirayay xaalado-bulsho ee daran, sida shaqo la\u2019aan, xuquuq la\u2019aan, cunsurinimo iyo caafimaad iyo waxbarasho xumo, meesha ay siyaasiyiintu ku raaxeysan jireen iyaga iyo eheladooda caashuurta ay shacabka ka gurtaan.<\/p>\n

Sidaas oo ay tahay khubarada falanqeeya arrinkan waxay is-weydiiyaan ilaa xadkee ayay dadweynuhu fahmaan farriinta siyaasadeed ee lagu gudbinayo heesaha dhexdooda. Tusaale ahaan waxaad moodaa in Wasiir Goodax Barre<\/em><\/strong> uu heesta fanaanka dhalinyarada ah Sharma Boy, u fahmay in ay daba-socoto buuqii imtixaanada, isagoo fanaanka ugu yeeray xafiiskiisa, iskuna dayay inuu fanaanku heesihiisa la aado taageerida shaqada Wasaaradda Waxbarashada ee Wasiirku hayo, sida Wasiirku soo dhigay bartiisa Twitter-ka 13\/09\/20.<\/p>\n

Laakin haddaan si qotto-dheer u eegno farriintu way ka-mug weyn tahay shahaado. Heestu waxay gudbineysaa 3 farriimood iyo mushkiladda asaasiga ah ee dal ku dhismi karo oo la waayay: Waddanku Shaqo Maleh<\/em><\/strong>, haduu leeyahay shahaado macne maleh, <\/em><\/strong>ileyn nin walba ninkii nooleeestaa<\/em><\/strong>! Intaasi tilmaameysaa gadood dhanka cadaalad-bulshadeed \u201cCadaalal-Ijtimaaciya \u2013 Social Justice<\/em><\/strong>\u201d. Sedexda fariimood ee heestu u sababeynayso in wadanka kajiraan mushkiladahaas kore waa 1) cadaalad la\u2019aanta qabyaaladdu keentay. 2) Waxqabad la\u2019aanta siyaasiyiinta, midnimo la\u2019aan iyo faragelinta shisheeye iyo 3) Musuqa-siyaasadeed ee cod kala iibsashada.<\/p>\n

Cidda Masuulka ka ah<\/strong><\/p>\n

Waxay heestu si dadbadan u tilmaameysaa in dhammaan siyaasiyiinta dalka soo maray iyo kuwa jooga ay lugooyo ku yihiin Qarankaan inuu dhismo, u fiirso erayadaan:<\/p>\n