Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":52179,"date":"2020-09-12T20:15:27","date_gmt":"2020-09-12T19:15:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=52179"},"modified":"2020-09-12T20:15:27","modified_gmt":"2020-09-12T19:15:27","slug":"rasmi-xasan-cali-khayrre-oo-ku-dhawaaqay-inuu-yahay-musharrax-u-taagan-madaxtinnimada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/09\/12\/rasmi-xasan-cali-khayrre-oo-ku-dhawaaqay-inuu-yahay-musharrax-u-taagan-madaxtinnimada-somalia\/","title":{"rendered":"RASMI: Xasan Cali Khayrre oo ku dhawaaqay inuu yahay musharrax u taagan madaxtinnimada Somalia"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 12 Sebt 2020<\/strong><\/span> – Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee DF Somalia, Xasan Cali Kheyrre, ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Somalia ee doorashada soo aaddan.<\/p>\n

Kheyrre ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ah ee Twitter-ka ku shaaciyey inuu yahay nin u diyaarsan hoggaaminta dalka, isagoo sheegay in mudadii uu hayey xilka Wasiirka Koowaad ee dalka uu wax badan qabtay isla markaana bartay.<\/p>\n

Wuxuu qoraalkiisa ku bilaabay: \u201cBismillah, Walaalayaal, waxaan shaki ku jirin in labaatankii sano ee la soo dhaafay ay dawlanimadeennu hore u socotay, tallaabadeeduba ha gaabnaatee,”<\/p>\n

”Muddo xileedkii 5-aad ee geeddi socodkaas, ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu soo adeegay mas\u2019uuliyad Ra\u2019iisul Wasaare. Xilkaas oo waxna lagu soo qabtay, Alle mahadii waxna laga soo bartay,\u201d ayuu daba dhigay Md Kheyrre.<\/p>\n

\u201cHadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee Dowladda Soomaaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS,\u201d ayuu raaciyey warkiisa.<\/p>\n

Wuxuu sheegay inuu fahamsan yahay turaanturrooyinka ku hor gadaaman, balse wuxuu tilmaamay inuu ku dhaafi doono karti, hufnaan iyo daacadnimo, hadii loo doorto xilka madaxweynaha dalka.<\/p>\n

\u201cAnigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba, waxaan mar kale isu soo qaddimayaa in aan dadkayga ugu adeego si ay ku dheehan tahay karti, hufnaan iyo daacadnimo.\u201d ayuu ballan qaaday Kheyrre.<\/p>\n

Khayrre ayaa xilka looga qaaday qaab xeerka hareer marsan 25-kii bishii Luulyo, isagoo isla maalintaa sheegay inuu isagu is casiley si uu dalka ugu turo, waxaana haatan oo waqtigaas 2 bilood ku dhowaad laga joogo aanu dalku lahayn wax Xukuumad ah oo rasmi ah, iyadoo ay socdaan shirar aan miro dhalin oo u dhexeeya DF iyo Maamullada dalka oo haatan Muqdisho ku wada sugan.<\/p>\n

\n

Fikir iyo talo wadaag dheer, kaddib waxaan halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba#AmmaanoIyoAdeeg<\/a> pic.twitter.com\/Fcx4x2AqEC<\/a><\/p>\n

\u2014 Hassan Ali Khaire (@HassanAKhaire) September 12, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n