Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":52025,"date":"2020-09-10T09:59:43","date_gmt":"2020-09-10T08:59:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=52025"},"modified":"2020-09-10T10:39:43","modified_gmt":"2020-09-10T09:39:43","slug":"rw-khayrre-inj-yariisoow-ayaa-barnaamijkayga-ila-fahmey-midna-waa-la-diley-midna-waa-la-tuuray-inj-ka-hadlay-daruuriyaad-ay-muqdisho-aad-ugu-baahan-tahay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/09\/10\/rw-khayrre-inj-yariisoow-ayaa-barnaamijkayga-ila-fahmey-midna-waa-la-diley-midna-waa-la-tuuray-inj-ka-hadlay-daruuriyaad-ay-muqdisho-aad-ugu-baahan-tahay-sawirro\/","title":{"rendered":"”RW Khayrre & Inj. Yariisoow ayaa barnaamijkayga ila fahmey midna waa la diley midna waa la tuuray!” – Inj. ka hadlay daruuriyaad ay Muqdisho aad ugu baahan tahay + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 10 Sebt 2020<\/strong> <\/span>– Muqdisho waa magaalo qadiimi ah oo eedday mashaqo ay abuureen mujtamaca Soomaaliyeed ee ku nool, balse waxaa muddaba si tartiib tartiib ah usoo noqonaysa noloshii magaalada.<\/p>\n

Waxaa dadka soo noqonaya ka mid ah Inj. Cumar Degaan, 30 jir, oo ay Talyaaniga ku dhaleen waalidiin Soomaali ah oo Muqdisho ka tegey 3 sanadood kahor intii aanu dagaalka sokeeye Xamar soo gaarin horraantii 1991-kii.<\/p>\n

Cumar oo injineeriyadda ku bartay Talyaaniga iyo Hong Kong kahor intaanu Xamar ku noqon 2017-kii ayaa muujiyey sida uu uga xun yahay xeer la’aanta Xamar taalla, taasoo qayb ka ah nidaam la’aanta guud ee Somalia.<\/p>\n

Cumar ayaa sheegay in ay magaaladu kobcayso oo ay dhismayso balse aanu jirin qorshe ku aaddan in la waafajiyo qaabka ay u dhisan yihiin caasimadaha adduunku sida inaysan lahayn barxado cagaaran oo ku filan inay dadwaynuhu ku nastaan, garoomo xaafadeed lagu ciyaaro, meelo gawaarida la dhigto, maktabado iwm, iyadoo meesha qura ee ay hadda shacabku inta badan si bilaash ah iskugu iman karaan ay tahay xeebta Liido.<\/p>\n

\u201cXisaabtan ma jiro, xeer ma jiro, nidaamin ha sheegin iyo naqshadayn beero iyo meelo lagu nasto,\u201d ayuu Inj. Cumar u sheegay REUTERS.<\/p>\n

Dowladda ayuu sheegay inay dedaalayso oo dib u furtay Tiyaatarkii Qaranka meelo kale oo aysan hadda sahlanayn inay dadwaynuhu tagaan, balse wuxuu sheegay in loo baahan yahay in dadka loo sameeyo meelo ay fiidkii ku nastaan.<\/p>\n

Cumar oo ah naaqish wayn ayaa naqshadeeyey Makhaayadda Salsabiil, wuxuu iskuul jardiinooyin leh ka dhisay Gobollada Dhexe, isagoo maktabad kale ka naqshadeeyey Laas Caanood, balse wuxuu sheegay inuu helay laba siyaasi oo la fahmey qorshaha uu Muqdisho ka damacsanaa kuwaasoo kala ahaa RW Xasan C Khayrre iyo Guddoonkii Gobolka Inj. Yariisoow (AUN), kuwaasoo midna la ridey midna la diley.<\/p>\n

\u201cMeelaha ay dadku iskugu yimaadaan, gaar ahaan dagaallo sokeeye kaddib, wax badan bay dadka uga dhigan yihiin, maxaa yeelay waxay dadka gelinayaan dareen lahaansho. Waxay sidoo kale caawin karaan nabadda iyo dib u heshiisiinta ay Somalia haatan raadinayso.\u201d ayuu raaciyey Inj. Cumar.<\/p>\n

Muqdisho ayaan xitaa lahayn hannaanka biyo qaadka ah ee loo yaqaan bullaacadaha oo isku xiran min gees ilaa gees, marka laga reebo dhowr xaafadood oo dhanka xeebta xiga.<\/p>\n

\"\" \"\" \"\" \"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 10 Sebt 2020 – Muqdisho waa magaalo qadiimi ah oo eedday mashaqo ay abuureen mujtamaca Soomaaliyeed ee ku nool, balse waxaa muddaba si tartiib tartiib ah usoo noqonaysa noloshii magaalada. Waxaa dadka soo noqonaya ka mid ah Inj. Cumar Degaan, 30 jir, oo ay Talyaaniga ku dhaleen waalidiin Soomaali ah oo Muqdisho ka tegey […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52026,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Namnl\u00f6s-14.png?fit=963%2C605&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-dx7","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52025"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52025"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52036,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52025\/revisions\/52036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}