Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":51840,"date":"2020-09-07T08:56:14","date_gmt":"2020-09-07T07:56:14","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=51840"},"modified":"2020-09-07T08:56:14","modified_gmt":"2020-09-07T07:56:14","slug":"natiijada-imtixaan-dugsiyeedka-2019-20-waxaa-ka-muuqata-marin-habaabin-xisaabeed-falanqayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/09\/07\/natiijada-imtixaan-dugsiyeedka-2019-20-waxaa-ka-muuqata-marin-habaabin-xisaabeed-falanqayn\/","title":{"rendered":"Natiijada Imtixaan-dugsiyeedka 2019\/20 waxaa ka muuqata marin habaabin xisaabeed (Falanqayn)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 07 Sebt 2020<\/strong> <\/span>– Sida aan la soconno shalay waxaa lasoo bandhigay natiijadii imtixaanada dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedkii 2019\/2020. Waxaa jirta in siyaabo kala duwan loo fasiray oo laga taxliiliyay dhinacyo badan natiijada iyo sida ay u kala heleen ardayda Soomaaliyeed ee ku kala sugan gobolada iyo maamul goboleedyada.<\/p>\n

Qaababka looga falceliyay waa ay kala duwanayeen, qaar waxay ka eegeen tirada ardayda ee ku dhacday sanadkaan oo ay u arkaan in ay aad u badantahay, halka qaar kalena ay su\u2019aalo ka keeneen sida gobol gaar ah ugu natiijo wanaagsanaan karo gobol kale. Inta badan waxaa la is dul-istaagay natiijada gobolka Benaadir oo loo fasiray qaab fashil wayn inuu kajiro, maadaama sida la sheegay 90% tirada guud ee imtixaanka ku dhacday ay katimid dhinacooda.<\/p>\n

Bal haddaba aan isla fiirinno in aan si kale u dhigi karno natiijada iyo akhrinteeda, inkastoo arday kasta oo dhaca ay tahay in wax la iska weydiiyo maadaama uu yahay mustaqbalkii ummadda, haddana waxaan u baahannhay in aan noqonno waaqici oo aan ku sallayno dooddeena xaqiiqda dhabta ah. Aduunku inta badan wuu qaadaa imtixaanka guud ee heer qaran ah, wayna dhacdaa in 25% aysan u gudbin heerka sare, ha noqoto dusiga sare ama jaamacad. Weliba waa mid la filan karo natiijadaan, maadaama uu dalka galay manhaj bedelis iyo dib u habayn \u201dreform\u201d. Waxaa muuqata in sanadkaan 75% ardaydii gashay imtixaanka ay ku baaseen, waane guul wayn oo ay mudantahay in lasii dhiirigeliyo. Haa, way jiraan caqabado badan iyo dib u dhac wayn oo naga haysta maaraynta iyo tayo u yeelidda waxbarashada dalka. Laakiin waa shaqo qof kasta oo somaali ah sugeysa sidii uu ugu gacan gaysan lahaa.<\/p>\n

Dhinaca kale, natiijada gobolka Benaadir ilama aha in dad qaar ay si sax ah u taxliiliyeen, sideedaba wax laguma qiyaaso akhrinta nambarka boqolayda (%) oo kaliya. Waxaa muhiim ah in nambarka boqolayada (%) akhrintiisa loo eego tirada guud ee laga duulay, inta aan la samaynin is-barbardhig. Tusaale, markii loo fiiriyo inta uu bogolkii (%) Benaadir ardaydiisa ka yihiin tirada guud waa maangal in ay 90% ka noqdaan tirada guud ee dhacday. Maxaa yeelay, tirada guud ee ardayda gashay sanadkaan imtixaanka ayayba ka yihiin ku dhowaad 80%, micnaha tirada guud ee gashay imtixaanka 8000 oo arday oo kaliya ayaan ahayn gobolka Benaadir. Marka, in lala barbardhigo gobol ay 1000 arday kasoo galeen imtixaanka waa marin habaabin xisaabeed.<\/p>\n

Waxaan kusoo gunaanadayaa in aanan lagu degdegin isbarbardhig aanan laga fiirsanin oo xisaab ahaan qalad ah, bal laga doodo sidii loo hormarin lahaa waxbarashada oo loo tayayn lahaa.<\/p>\n

Dhamaan ardaydii gashay imtixaanka iyo macallimiintooda waxaan leeyahay hambalyo, sidoo kale waxaan bogaadinayaa maamulada dugsiyada ee ubadkeena u diyaariyay fursadahaan waxbarasho.<\/p>\n

Inj. Maxamud Xassan Cumar \u2013 <\/strong>Waxa uu ka tirsan yahay MSC Educational Management<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 07 Sebt 2020 – Sida aan la soconno shalay waxaa lasoo bandhigay natiijadii imtixaanada dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedkii 2019\/2020. Waxaa jirta in siyaabo kala duwan loo fasiray oo laga taxliiliyay dhinacyo badan natiijada iyo sida ay u kala heleen ardayda Soomaaliyeed ee ku kala sugan gobolada iyo maamul goboleedyada. Qaababka looga falceliyay waa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51841,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Namnl\u00f6s-6.png?fit=1042%2C677&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-du8","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51840"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51840"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51842,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51840\/revisions\/51842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}