Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":51090,"date":"2020-08-23T08:51:37","date_gmt":"2020-08-23T07:51:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=51090"},"modified":"2020-08-23T08:51:37","modified_gmt":"2020-08-23T07:51:37","slug":"qosol-qamuunyoobey-la-yaab-lamaane-loo-haysto-inay-qarxiyeen-arooskoodii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/23\/qosol-qamuunyoobey-la-yaab-lamaane-loo-haysto-inay-qarxiyeen-arooskoodii\/","title":{"rendered":"QOSOL QAMUUNYOOBEY: LA YAAB…. Lamaane loo haysto inay qarxiyeen arooskoodii"},"content":{"rendered":"
\n
(Kabul) 23 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Mirwais iyo Rehana oo arooskooda ka dhacayey caasimadda Afghanistan ee Kabul sanadii lasoo dhaafay ayaa lagu bartilmaameedsaday weerar ismiidaamin ah oo ay soo qaadeen kooxda Daacish kaas oo galaaftay in ka badan 90 qof oo ka mid ahaa martida arooska ka soo qayb gashay, sida ay sheegtay BBC.<\/p>\n
Lamaanaha ayaa weerarka ku waayey qaar ka mid ah ehelkooda iyo asxaabtooda, waxa intaasi sii dheer in weerarka uu sameyn weyn ku heeshay caafimaadkooda dhanka maskaxda ah.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Todobaadkan waxay ku beegantahay sanad guurada weerarkaasi. Markii ugu horeysay Rehana, oo 18 jir ah waxay go’aan satay in ay ka hadasho wixii maalinkaas dhacay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Habeen walba waan ku qarwaa, “waan ooya oo ma seexdo, ” ayay BBC da u sheegtay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Meelaha ay Dadka badan isugu yimaadaan ayaa cabsi galiya Rehana marka ay gaari ku socdaalayso. ” Marwalba oo aan maqlo dhawaqa rasaasta iyo qaraxyada waxaan soo xusuustaa maalinkaasi, waxaana u malaynayaa in mar kale ay wax igu dhici doonaan”,ayay tiri.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Ehelada qaar ka mid ah dadkii geeriyooday maalinkaasi ayaa waxaa ay la yimaadeen fikrad ah in dibadbax lagu qabto banaanka dhismahii uu arooska ka dhacayey markii weerarka lala eegantay si ay caddaalad u raadsadaan. Balse Mirwais ma uusan ka qayb galin sida uu sheegay. Gacmihiisa ayaa bilaabay in ay jareeyaan inta uu ka fakarayey weerarka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Ka hor xaflada arooska waan faraxsaneen, “wax walba deg deg ayay ku dhaceen sida in uu cirkii soo dhacay oo kale. farxadeenii oo dhan ayaan halmar weynay. ” Ayuu yiri<\/p>\n<\/div>\n