Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50986,"date":"2020-08-21T08:28:25","date_gmt":"2020-08-21T07:28:25","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50986"},"modified":"2020-08-21T08:28:25","modified_gmt":"2020-08-21T07:28:25","slug":"sirta-ka-dambaysa-taliska-maraykanka-ee-africom-qaybtii-2-aad-maqaal-xog-warran-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/21\/sirta-ka-dambaysa-taliska-maraykanka-ee-africom-qaybtii-2-aad-maqaal-xog-warran-ah\/","title":{"rendered":"Sirta ka dambaysa Taliska Maraykanka ee AFRICOM (Qaybtii 2-aad maqaal xog warran ah)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Dhankiisa Ra`iisul Wasaarihii Ingriiska David Cameron ayaa isna\u00a0 si xoogan u dhaleeceeyey habdhaqanka maalgashiga Shiinaha ee Africa xili uu booqasho ku marayey Nigeria isagoo sheegay in reer galbeedku ay si isdaba jooga ah uga\u00a0 welwelqabaan dowrka Shiinaha ee Africa una arkaan inuu yahay habdhaqan cusub oo lagu boobayo Africa. Qaybtii 1-aad…<\/strong><\/a><\/p>\n

isagoo cadeeyey inuu aad u danaynayo in la\u00a0 hor istaago ku tilmamay \u201c duulaanka Shiinaha,, wuxuuna isweydiiyey sababta uu xiriirka dhaqaalaha ee \u00a0shiinuhu uu u yahay mid imbiriyaalisim ah oo ka baaxad weyn kan reegalbeedka. \u2013 Emperialism ; waa siyaasad uu isticmaalayey gumaystuhu oo uu rabay inuu awoodiisa military iyo tan dhaqaale uu ku qabsado wadmadii uu gumaysanayey. Laakiin su`aasa xiisaha leh ayaa ah Africa ma u baahan tahay in ree galbeedka uu ka difaaco waxa uu ku tilmaamay David Camerun gumaysiga shiinaha???<\/p>\n

Si kastaba ha ahaatee\u00a0 arrimaha ee sii xoogaysanay ee shiinuhu ka wado Africa wuxuu si aad ah uga xanaajiyey dalalkii reer galbeedka ee \u00a0xafiiltanka xoogan kaladhexeeyey, kaasoo ahaa kan kaliya ee iska maamusha khayraadka dabiiciga ah ee Africa xiliyadii gumaystaha iyo wixii ka dambeeyey, wuxuuna kiciyey mawjado faragalin kale oo mardiqada geeska Africa \u00a0oo foodsaarta. Marka meel la iska dhigo af tahanimada Hillary Clinton, dawlada Maraykanka ayaa dajisay laba istiraatajiyad oo ay ugu talo gashay inay uga hortagto hawlaha saamayntooda leh ee uu Shiinuhu ka wado Africa.istiraatijiyadaas oo si kooban u sharaxaysa xaqiiqada dhabta ah ee loo aasaasay US Africa Command ( AFRICOM), oo ah ujeedada aan u qoray maqaalkan.<\/p>\n

1<\/strong> \u2013 istiraatijiyadda\u00a0 koowaad ayaa ah mid xiriir la leh aas aasitaanka xiriir amni oo Maraykanku la yeesho dawladaha Afirca (security ties), arintaan oo ah mid xiriir la leh aas aasitaanka howgalka Africom ee 2007-dii oo ah hay`ad loogu talo galay fulinta siyaasad arrimaha dibada ee Maraykanka ee ku wajahan qaarada Africa, Thersa Whelan oo ahayd kaaliyaha wasiirka gaashaandhiga ee arimaha Africa 2007 ayaa laga soo xigtay inay tiri way cadahay in ujeedada ka dambeeya hay`adan ay tahay ahmiyada ay africa ugu fadhido amaanka qaranka ee dawlada Maraykanka.<\/p>\n

Waxaase jira shaki ah sida khayraadka Africa gaar ahaan batrooka iyo macaadintu aysan u noqon kuwo ahmiyad weyn u leh Maraykanka oo kaliya balse ay soo jiiteen Shinaha iyo quwadaha kale ee quuta khayraadka qaarada Africa. Dhanka kale tartanka loogu jiro gaarista iyo ka faa\u2019idaysiga khayraadka dihin ee Africa ayaa kiciyey dareenka dalalka awooda dhaqaalaha iyo tiknooloojiyada leh, kana dhigay qaarada meel u nugul faragalin badan oo saamayn xoogan \u00a0kuyeesha siyaasadaha xukuumadahooda.<\/p>\n

Bishii Juun 2012 Pentagonka ayaa mar kale aasaasay waxa uu ugu yeeray isku dhafka\u00a0 hawlgalka wada jirka ah ee mandiqada geeska Africa, the Combined Joint Task Force- Horn of Africa.(CJTF-HOA)ujeedka\u00a0 muuqda ee loo sameeyey arintan ayaa lagu sheegay, Baahinta ama xoojinta nabada ee mandiqada, In Cadawga loo diido meeluu gabaad ka dhigto iyo meel nabdoon oo uu ku nagaado, In la kordhiyo awooda wadamada ay ka howlgalaan ciidankaan isku dhafka ah si ay u awoodaan inay gaarsiiyaan dadkooda adeega ay u baahan yihiin iyo sidoo kale la xoojiyo dagaalka lagula jiro argagixisada.<\/p>\n

Si arintaan u dhaqan gasho Pentagonku waxa uu saldhig ka samaystay dalka Jabuuti 2003 ,saldhigaas oo loogu yeero (Camp Lemonnier) wuxuuna dajiyey qaybo kamid ah qaybaha uu ciidankiisu ka kooban yahay sida (Ciidanka dhulka , Cirka iyo kan badda). Sanadkii 2006 wuxuu pentagon ku laba jibaaray baaxada saldhigaas kuna kordhiyey qaybo ay isticmaali karaaan diyaaradaha waaweyn sida C-17Hercules, iyo CV-22Ospery air-craft si ay taageero u siiyaan C-17 Globemaster III iyo C-5Glaxiy\u00a0 oo loo adeegsado xamuulka agabka milatariga.<\/p>\n

La soco qayb 3-aad\u2026.<\/strong><\/p>\n

Waxa Qoray: Axmed Cabdi Xassan (Suudaan)<\/strong><\/em><\/p>\n

Qunsulkii guud ee hore ee Caden, Yemen<\/strong><\/em><\/p>\n

Ahna la Taliyaha arimaha Carabta ee<\/strong><\/em><\/p>\n

Wasaarada Arimaha dibedda & Iskaashiga Caalamiga<\/strong><\/em><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Agoosto 2020 – Dhankiisa Ra`iisul Wasaarihii Ingriiska David Cameron ayaa isna\u00a0 si xoogan u dhaleeceeyey habdhaqanka maalgashiga Shiinaha ee Africa xili uu booqasho ku marayey Nigeria isagoo sheegay in reer galbeedku ay si isdaba jooga ah uga\u00a0 welwelqabaan dowrka Shiinaha ee Africa una arkaan inuu yahay habdhaqan cusub oo lagu boobayo Africa. Qaybtii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50946,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Namnl\u00f6s-47.png?fit=917%2C614&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-dgm","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50986"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50987,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50986\/revisions\/50987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}