Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50972,"date":"2020-08-21T08:04:43","date_gmt":"2020-08-21T07:04:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50972"},"modified":"2020-08-21T08:06:17","modified_gmt":"2020-08-21T07:06:17","slug":"somalia-waxay-maraysaa-isgoys-xasaasi-ah-golaha-ammaanka-oo-carrabka-ku-dhuftay-arrin-laga-il-duufsan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/21\/somalia-waxay-maraysaa-isgoys-xasaasi-ah-golaha-ammaanka-oo-carrabka-ku-dhuftay-arrin-laga-il-duufsan-yahay\/","title":{"rendered":"”Somalia waxay maraysaa isgoys xasaasi ah” – Golaha Ammaanka oo carrabka ku dhuftay arrin laga il duufsan yahay"},"content":{"rendered":"
\n

(New York) 21 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Jeer doorashooyinkii Baarlamanka ee Nofeembar loo qoondeeyey ay dib u dheceen cudurka COVID-19 dartii, waxay Somalia maraysaa isgoys xasaari ah, sida uu Ergayga QM ee dalku uu ka sheegay madasha aan caadiga ahayn ee Golaha Ammaanka<\/a> Khamiistii, iyadoo DF iyo Maamullada lagu cadaadiyey inay isku raacaan moodal doorasho, iyo xoojinta mugga ciidamada qaran ee la doonayo inay gacanta ku qabtaan amaanka dalka, sanadka xiga.<\/p>\n

\u201cWaanu fahamsan nahay in ay madaxdu kala aragti duwan tahay iyo inay xiisadda siyaasadeed cirka marayso xilliga doorashadu soo foolka leedahay\u201d, ayuu yiri James Swan, Ergayga Gaarka ah iyo Madaxa Xafiiska Howlgalka QM ee Somalia (UNSOM<\/a>).\u00a0 \u201cMisna, sida cad waa xilligan oo kale, marka aadka loogu baahan yahay inay madaxda dalku wada hadal galaan.\u201d ayuu daba dhigay.<\/p>\n

Wuxuu ismari waaga jira uga sheekeeyey Danjireyaasha Golaha Amaanka, iyada oo la doonayo in Baarlamanka loosoo doorto si toos ah, sida ku dhigan Dastuurka Qabyada ah ee Federaalka.<\/p>\n

Ha yeeshee, Dastuurka ayaa qaba in doorasho la qabto afartii sanadoodba mar \u2013 taasoo la micne ah in doorashada la qabto dhamaadka bisha Nofeembar. ”Suurtagal ma aha in laga soo wada boxo labadan dalab. Waxaa loo baahan yahay heshiis sal ballaaran,” ayuu yiri Ergaygu.<\/p>\n

Madaxda oo la iskugu yeerey<\/strong><\/p>\n

Si xeer jajab loo galo, madaxda Soomaalida ayaa todobaadkan iskugu tegey Dhuusamareeb isaga oo soo hadal qaaday kulanka Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo madaxda maamullada Galmudug, Hirshabeelle KG Somalia.\u00a0\u00a0\u201cWaa muhim in madaxda Somalia ay xilligan isu yimaadaan si looga dhabeeyo danaha qaranka\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n

Sara kaca weerarrada al-Shabaab<\/strong><\/p>\n

Dhanka amaanka, wuxuu sheegay jirtaanka wax uu ku sheegay \u201csare kac wel wel leh\u201d oo ku dhacay weerarrada al-Shabaab, gaar ahaan Muqdisho, isagoo soo qaatay weerarkii 16-kii Agoosto lagu qaaday Elite Hotel iyo baahida aan su’aasha lahayn ee howlgallo lagu samaynayo “ammaan adag” si kooxahan looga hor tago.<\/p>\n

Xaqiidii, Somalia waa inay amaankeeda gacanta ku dhigtaa 2021-ka, ayuu sheegay, wuxuuna sheegay waloow la xarriiqay qorshaha kala guurka, in abuuritaanka ciidamada uu dib u dhac ku yimid 2020-da, cudurka COVID-19 dartii<\/a>.<\/p>\n

Daadad, macluul, duullaan ayax oo cadaadi la yimid
\n<\/strong><\/p>\n

Dhanka aadminnimada, wuxuu Ergaygu sheegay inay dheceen meertooyin cusub oo daadad iyo macluul ah kuwaasoo uu wehliyo ayax soo duuley iyo cudurka COVID-19, isagoo hoosta ka xarriiqay in 5 milyan oo qofood \u2013 3 meelood oo hal meel dadka Somalia \u2014 ay weli u baahan yihiin kaalmo, isagoo tilmaamay in baaq lagu dalbaday $1 bilyan oo lacag ah 50% oo qura laga helay.<\/p>\n

Wuxuu rejo ka muujiyey in Dowladda iyo Raysal Wasaaraha cusubi, marka la magacaabo, ay karraarin doonaan ajendaha isbedel doonka ah ee horumarinta qaranka.<\/p>\n

\u201cHorumarka Somalia wuxuu u baahan yahay isku taxallujin muddo dheer ah oo dhanka dowlad wanaagga, cadaaladda, ixtiraamka xuquuqul insaanka, ka qayb galka haweenka, da’yarta iyo dadka laga tirada badan yahay ah, si qaranka loo dhiso\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n

Wuxuu kaloo diidey, isagoo ay wehliyaan saraakiisha sare ee xuquuqda ugu qaybsan QM, sharci uu Baarlamanku ansixiyey oo cinwaan looga dhigay, \u201cXeerka Dembiyada Galmada\u201d, kaasoo ku tumanaya ilaalinta guurka carruurta iyo guurka khasabka ah, iyo sidoo kale waajibaadka xuquuqul insaanka caalamiga ah oo ay Somalia qayb ka tahay.<\/p>\n

Warkan Golaha Ammaanka ayaa muujinaya inay madaxdu gabeen wax ka qabashada ammaanka iyo dhismaha ciidamada qaranka, balse ay ku mashquulsan yihiin dano gaar ah.<\/p>\n

\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(New York) 21 Agoosto 2020 – Jeer doorashooyinkii Baarlamanka ee Nofeembar loo qoondeeyey ay dib u dheceen cudurka COVID-19 dartii, waxay Somalia maraysaa isgoys xasaari ah, sida uu Ergayga QM ee dalku uu ka sheegay madasha aan caadiga ahayn ee Golaha Ammaanka Khamiistii, iyadoo DF iyo Maamullada lagu cadaadiyey inay isku raacaan moodal doorasho, iyo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50974,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Namnl\u00f6s-49.png?fit=1197%2C694&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-dg8","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50972"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50972"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50976,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50972\/revisions\/50976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}