Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50617,"date":"2020-08-14T09:56:20","date_gmt":"2020-08-14T08:56:20","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50617"},"modified":"2020-08-14T09:56:44","modified_gmt":"2020-08-14T08:56:44","slug":"israaiil-dadka-dhexe-ee-xisbiga-dimoqraadiga-oo-ku-dadaalayey-inaysan-soo-laaban-ilhaan-oo-ka-qoto-dheer-sida-la-moodayo-qaybtii-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/14\/israaiil-dadka-dhexe-ee-xisbiga-dimoqraadiga-oo-ku-dadaalayey-inaysan-soo-laaban-ilhaan-oo-ka-qoto-dheer-sida-la-moodayo-qaybtii-2-aad\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil & dadka dhexe ee Xisbiga Dimoqraadiga oo ku DADAALAYEY inaysan soo laaban & Ilhaan oo ka qoto dheer sida la moodayo (Qaybtii 2-aad)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 13 Agoosto 2020<\/strong><\/span> \u2013 Qoraalkiisii \u200b\u200bTwitterka ee ololaha, Melton-Meaux, wuxuu Ina Cumar ku tilmaamay in ay aad ugu mashquulsan tahay la-dagaallanka Trump ee barta Twitterka, isla markaana ka shaqayso wax aan lug kula hayn arrimaha deegaankeeda. Qaybtii 1-aad…<\/strong><\/a><\/p>\n Waxaan qaban doonaa shaqada adag ee dhanka baahiyaha dadweynaha ku haysta Degmada Shanaad. ”Waxaan u go’ay inaan adeeg bixiyo, balse ma ihi caannimo raadis,” ayuu yiri\u00a0 Melton-Mea, oo olale ku jiray.<\/p>\n ”Kuwa taageera Ilhaan, ma ahan in ay indhaha ka laabtaan cambaaraynta sharci darrada ah ee Israa’iil ay ku hayso waana in laga hortaga,” ayuu raaciyey Melton-Meau oo beer dulucsanaya kooxaha muxaafidka ah ee la haya Israel.<\/p>\n Melton-Meaux, oo ay Ilhaan si wayn isu hayeen ayaa in inta badan maalgelinta ololihiisu waxaa ay ka timid meel ka baxsan Degmada Shanaad. Diiwaannada maalgelinta ayaa muujinaya in in ka badan 20% ay maalgelintiisa, ama qiyaastii $530,000 oo doollar, ay ka timid dhinaca NORPAC iyo kooxaha taageera Israel ee Maraykanka.<\/p>\n Jeff Mendelsohn, oo ah Agaasimaha Fulinta ee Pro-Israel America, wuxuu yiri, “Waxaan maqalnay in dadka ku nool degmada ay wakiil ka tahay Ilhaan Cumar. Guud ahaan waxaa ay dadku ka daaleen siyaasadda qeybinta ah isla markaana kuma raacsaneyn mowqifkeeda siyaasadeed ee khatarta ah,” ayuu ku yiri MEE.<\/p>\n “Muddadii ay joogtay, waxa ay si joogta ah uga shaqaysay muujinta Yuhuud-nacayb iyada oo si joogto ah uga shaqaynaysey siyaasad ka dhan ah xiriirka xulafaddeenna dimoqraadiga ah ee Israel,” ayuu daba dhigay Jeff Mendelsohn.<\/p>\n Waxaa jirta arrin kale oo mudan in la dul istaago waana inay Ilhaan Cumar iska diidey inay qaaraan ka qaadato sharikaadka waawayn, iyadoo door bidday dadka caadiga ah ee shacabka ah iyo qaaraamo yar yar (sida $200 oo doollar).<\/p>\n Marka loo eego, Melton-Meaux oo inta badan ku tiirsanaa sharikaadka waawayn sida bilyayeerka Seth Klarman, oo ah nin lagu yaqaan<\/a> inuu lacago badan ugu deeqo Xisbiga Jamhuuriga ah.<\/p>\n