Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50466,"date":"2020-08-11T08:29:42","date_gmt":"2020-08-11T07:29:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50466"},"modified":"2020-08-11T13:34:44","modified_gmt":"2020-08-11T12:34:44","slug":"daawo-taliyaha-asluubta-oo-afkiisa-ku-qirtay-afar-eedood-arag-habacsanaanta-hab-raaca-amaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/11\/daawo-taliyaha-asluubta-oo-afkiisa-ku-qirtay-afar-eedood-arag-habacsanaanta-hab-raaca-amaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO: Taliyaha Asluubta oo afkiisa ku qirtay AFAR eedood (Arag habacsanaanta hab-raaca amaanka)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 11 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa mar uu ka hadlayey shilkii shalay ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, wuxuu ka dhawaajiyey wax u eg sidii sheekooyinkii filimada mala-awaalka ah.<\/p>\n

Taliyaha Asluubta ayaa sidoo kale ka hadlay khaladaad dhanka hab-raaca ah iyo habacsanaan ka muuqata dhishibiliinta liita ee amaanka.<\/p>\n

Marka laga soo tago inuu laftiisu muujinayo inuusan ahayn nin u diyaarsan howsha haatanba dayacantay iyo inuu ”nasiib wanaag” ku tilmaamay in askari qorigii laga dafay, misna wuxuu sheegay in ay ”maxaabiistu raashinkooda iyagu karsadaan”.<\/p>\n

Halkaas waxaa ka muuqata halis iyo xornimo aad u wayn, waayo marka uu maxbuusku raashin karinayo waxaa gacantiisa soo geli kara agab badan oo uu wax ku kharribi karo.<\/p>\n

Waxaa kale oo warkan kasoo dhex baxaysa inaysan jirin feejignaan ku filan oo ay sameeynayaan ciidanka ilaalada xabsiga maadaama si fudud lagu helay laba qori, oo xitaa haddii midkan qorigii lala qabsaday waxay ahayd inuu midka kor saarani uu arrinta la xaalo.<\/p>\n

Waxaa la arkayey maydadka dad badan oo xabsiga ku dhex dhintay, taasoo weji gabax ku ah DF Somalia oo ay horay sumcaddu uga dhimatay markii la sheegay inuu baxsaday Wasiirkii Amaanka Jubbaland oo iyada u xirnaa, waloow la rumaysan yahay in waxan oo dhami yihiin wax laga shaqeeyey.<\/p>\n

Sii-hayaha Wasaaradda Caddaalada, Xasan Xuseen Xaaji, oo arrintan nasiib darrada ah ka waramay ayaa si cad u sheegay in weeraran la fududeeyey, balse ay si adag tillaabo uga qaadi doonaan.<\/p>\n

Wararka qaar ayaa sheegaya inay baxsadeen maxaabiis fara badan oo xasbiga ku jirtey, iyadoo la sheegayo in ragga weerarkan agaasimey ay yihiin canaasiir ka tirsan kooxda Al Shabaab.<\/p>\n