Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50187,"date":"2020-08-06T11:39:03","date_gmt":"2020-08-06T10:39:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50187"},"modified":"2020-08-06T16:30:45","modified_gmt":"2020-08-06T15:30:45","slug":"haweenay-todobaadkii-2-aad-hargaysa-ugu-xiran-calanka-somalia-dartii-farriin-dhega-adayg-ah-oo-ay-soo-dirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/06\/haweenay-todobaadkii-2-aad-hargaysa-ugu-xiran-calanka-somalia-dartii-farriin-dhega-adayg-ah-oo-ay-soo-dirtay\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Haweenay todobaadkii 2-aad Hargaysa ugu xiran calanka Somalia dartii & farriin dhega adayg ah oo ay soo dirtay."},"content":{"rendered":"
(Hargaysa) 06 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Marwo Deggan Miiraash oo ah hooyo Soomaaliyeed oo dhashay afar caruur ah ayaa lagu soow warramayaa inay todobaadkii labaad ku xabisan tahay Saldhiga Dhexe ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n Haweenaydan ayaa waxaa loo haystaa in ay qolkeeda hurdada ee gurigeeda ku sharraxatay sawirro muujinaa calanka Soomaaliya.<\/p>\n Marwo Miiraash ayaa deeto sawirro ay ka qaaday waxay ku sii faafisay baraha bulshada.<\/p>\n Marwadan oo muuqaal kasoo dhex duubtay jeelka ay ku xiran tahay waxay ku sheegtay inay gurigeeda ”ugu soo daateen Ciidamada RRU-da” waxayna ballan qaadday inay markasta ku celcelin doonto ”Soomaaliya ha noolaato, Soomaaliya horay ha u socoto!”, taasoo ay ku tilmaantay mabda’ ay shakhsiyan aaminsan tahay oo aan cidina xoog uga goyn karin.<\/p>\n Caadiyan wixii uu gurigiisa qofku ku samaynayo isaga ayaa xor u ah marka la eego xeerarka madaniga ah ee lagaga dhaqmo dunida dimoqraadiga ah, iyadoo aan la garanayn jahawareer siyaasadeedna lagu tilmaamay sababta ay dembi u tahay in la qaato calanka Somalia, xitaa haddii ay Somaliland maamul ahaan doonayso inay ka go’do Somalia.<\/p>\n Maamulka Somaliland oo sheega inuu yahay mid dimoqraadi ah, balse sanadihii dambe aad u caburinayey xorriyada ismuujinta, ayaa haweenaydan ku haysta inay tahay ”qaran dumis.”<\/p>\n\n