Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50172,"date":"2020-08-06T10:36:52","date_gmt":"2020-08-06T09:36:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50172"},"modified":"2020-08-06T10:38:13","modified_gmt":"2020-08-06T09:38:13","slug":"soomaalidu-waa-irish-ka-afrika-waase-umad-uu-musuqu-nolol-u-yahay-chris-reynolds-oo-qiray-sirta-ka-dambaysa-joogista-midowga-yurub-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/06\/soomaalidu-waa-irish-ka-afrika-waase-umad-uu-musuqu-nolol-u-yahay-chris-reynolds-oo-qiray-sirta-ka-dambaysa-joogista-midowga-yurub-ee-somalia\/","title":{"rendered":"”Soomaalidu waa Irish-ka Afrika waase umad uu musuqu nolol u yahay!” – Chris Reynolds oo qiray sirta ka dambaysa joogista Midowga Yurub ee Somalia"},"content":{"rendered":"
<\/div>\n

(Muqdisho) 06 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Maareeyaha Ilaalada ka socota Midowga Yurub ee sheega inay ilaaliyaan xeebaha Somalia, Chris Reynolds,<\/a> ayaa markasta oo uu dibedda u baxayo waxaa gelbiya laba gaari oo gaashaaman iyo ilaalo xayn ah, taasoo aan ahayn wax caadi ah, sida lagu qoray Irish Times.<\/p>\n

Tan iyo Sebtembar 2019-kii, ninkan reer Dublin ayaa ahaa Madaxa Howlgalkan Midowga Yurub oo doonaya inay soo noqodkii sharciga iyo kala dambaynta ka caawiyaan Somalia<\/a>, isagoo deggan dhisme ku dhex yaalla Xalane oo u dhow garoonka Muqdisho kaasoo ay ilaaliyaan ciidamada Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.<\/p>\n

\n

Reynolds, oo beri dhowayd billad sharaf helay ayaa qoslay markii la waydiiyey inay qoyskiisu Muqdisho la joogaa.\u201cWar maya. Qoyskaaga halkan ma keeni kartid.\u201d ayuu lasoo boodey, ninkan oo kasoo jeeda Terenure<\/a> oo ka mid ah 5 Irish ah oo ka tirsan howlgalka EUCap iyo midkii koowaad ee hoggaamiya howlgal madani ah oo mug dhisid ah.<\/p>\n

”Inaad Irish tahay waxay kaa caawinaysaa inaad dadka xiriir la yeelato marka la joogo dal ay dagaallo la degeenhas its advantages in building relationships in the war-torn country,” ayuu yiri.<\/p>\n

\u2018Dad ku dhibban dersaantooda\u2019<\/h4>\n

\u201cSoomaalidu waa Irish-ka Afrika,\u201d ayuu yiri isagoo xiganaya bad mareen jirey qarnigii 19-aad, Richard Burton<\/a>. \u201cWaxaana nagu hareereeysan biyo qurxoon, taariikh busaaradeed, sooyaal socdaal iyo hayaan ku dhisan, had iyo goorna deriskeenna waa isku dhibbanahay.\u201d ayuu qoray.<\/p>\n

Reynolds ayaa sheegay in howsha ugu darani ay tahay ilaalinta \u201cbiyaha buluugga ah\u201d ee xeebaha Somalia oo hodon ku ah khayraadka. ”Musuqu waa u hab-nololeed Soomaalida, kuwa ugu daranina waa Al Shabaab. Waa sidii cudur faafa.” ayuu yiri.<\/p>\n

Wuxuu sheegay in maadaama uu dalku muddo dheer sharci la’aan ahaa ay dadka qaar dhibayso isbedel dhaca. \u201cWaxaad moodaysaa inaad fahamtey waxa socda oo aad horay u socoto, balse maalinta xigta ninkii aad la xiriireysey ayaaba shaqadii laga qaadayaa, telefoonkiina cidiba kaa qaban mayso.\u201d ayuu yiri Reynolds oo dhanka sheegay in Somalia oo uu 4 sanadood joogey ay haatan dhanka wanaagsan u socoto oo ay rabshadu sii yaraanayso dhaqaaluhuna soo hagaagayo, isagoo ballan qaaday inuu joogi karo haddii waqtiga loo kordhiyo.<\/p>\n

Somalia ayaa leh khayraad fara badan oo ay iyadu ka qatan tahay qorshena aan u lahayn, balse uu caalamku isku haysto.<\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 06 Agoosto 2020 – Maareeyaha Ilaalada ka socota Midowga Yurub ee sheega inay ilaaliyaan xeebaha Somalia, Chris Reynolds, ayaa markasta oo uu dibedda u baxayo waxaa gelbiya laba gaari oo gaashaaman iyo ilaalo xayn ah, taasoo aan ahayn wax caadi ah, sida lagu qoray Irish Times. Tan iyo Sebtembar 2019-kii, ninkan reer Dublin ayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50173,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/b-47.jpg?fit=620%2C349&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-d3e","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50172"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50172"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50178,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50172\/revisions\/50178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}