Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50167,"date":"2020-08-06T10:07:25","date_gmt":"2020-08-06T09:07:25","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50167"},"modified":"2020-08-06T10:07:25","modified_gmt":"2020-08-06T09:07:25","slug":"daawo-farxadaydii-waxay-isu-rogtey-qamuunyo-qaraxii-beyruut-oo-qaflad-ku-qabtay-aroos-ka-dhacayey-meel-u-dhow-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/06\/daawo-farxadaydii-waxay-isu-rogtey-qamuunyo-qaraxii-beyruut-oo-qaflad-ku-qabtay-aroos-ka-dhacayey-meel-u-dhow-sawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Farxadaydii waxay isu rogtey qamuunyo!” – Qaraxii Beyruut oo qaflad ku qabtay aroos ka dhacayey meel u dhow + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Beyruut) 06 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Waxaa ilaa maanta ay dunidu la amakaagsan tahay qarax Talaadadii ruxay caasimadda Lubnaan ee Beyruut, kaasoo ay geeridu iminka usii socoto 200 oo qof, waloow aan dad badan xitaa maydkooda abid la arki doonin, waxaana ku dhaawacmay 5,000 oo qofood.<\/p>\n

Dadka uu qaraxani noloshooda saameeyey waxaa ka mid ah\u00a0 Israa Seblani oo ah caruusad 29-jir ah oo ku jirtey maalintii nolosheeda ugu farxadda badnayd ee guurkeeda, balse jeer ay isla qal qalloocinayso taajka dheer ee arooskeeda oo ay kaamarada u dhoolla cadaynayso si ay u hesho xagasha ugu qurxoon, ayaa waxaa mar qura wada daatay dhalooyinkii goobta, waxaana is qabsaday uuro qosolkii u bedeshey qamuunyo iyo murugo, waloow nasiib wanaag aanay goobta dad ku dhiman.<\/p>\n

Seblani, oo ah dhakhtarad ka shaqaysa Maraykanka, ayaa markiiba ku biirtay isbitaal ka mid ah kuwa magaalada si ay wax uga dawayso bukaannada soo dhaawacmay, iyadoo markii dambe u wareegtey bartamaha Beyruut ee Saifi Square.<\/p>\n

Ilaa maanta iyada iyo ninkeeda Ahmad Subeih, 34-jir, ka ganacsatada Beyruut, waxay ka xun yihiin dhibka dhacay.<\/p>\n

\u201cWaxaan 2 todobaad oo dhan qorsheynayey arooskayga, waxaana u faraxsanaa sida gabar kasta oo kale, balse markii uu qaraxu dhacay waan naxay waxaana is waydiinayey miyaan dhiman rabaa maalintii iigu farxad badnayd,\u201d ayay ku tiri Reuters.<\/p>\n

Daawo sidii xaalka aroosku ahaa markii uu qaraxu dhacayey.<\/p>\n

\n

It was supposed to be the happiest day in her life. But then the Beirut blast happened. @akhbar<\/a>pic.twitter.com\/pOZPx0nhi0<\/a><\/p>\n

\u2014 Jenan Moussa (@jenanmoussa) August 5, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n