Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":50090,"date":"2020-08-04T22:23:51","date_gmt":"2020-08-04T21:23:51","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=50090"},"modified":"2020-08-04T22:49:29","modified_gmt":"2020-08-04T21:49:29","slug":"musiibo-dalalka-caalamka-oo-ka-falceliyey-qaraxa-bayruut-kaalmo-ay-ballan-qaadeen-somalia-maka-hadashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/04\/musiibo-dalalka-caalamka-oo-ka-falceliyey-qaraxa-bayruut-kaalmo-ay-ballan-qaadeen-somalia-maka-hadashay\/","title":{"rendered":"MUSIIBO: Dalalka caalamka oo ka falceliyey qaraxa Bayruut & kaalmo ay ballan qaadeen (Somalia maka hadashay?)"},"content":{"rendered":"
\n
\n

(Bayruut) 04 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Waxaa isa soo taraya waxyeellada qaraxa ka dhacay Bayruut oo haatan inta la ogyahay ay geeridu ku sii dhowdahay 80 qof, halka ay dhaawac yihiin ku dhowaad 4,000 oo qofood, waxaana hubaal ah inay aad uga badnaan doonaan intaasi marka la eego qarada qaraxa.<\/p>\n

Dowladda Lubnaan ayaa magacowday guddi xaqiiqo raadin ah oo soo ogaada waxa uu salka ku hayo qaraxan, halka dunidu ay ka jawaabtey shilkan murugada leh.<\/p>\n

\u201cMidowga Yurub diyaar ayay u yihiin inay taageero bixiyaan,\u201d ayuu soo qoray Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub, Charles Michel.<\/p>\n

Madaxda Iiraan, Israel, Ciraaq, Urdun, Somalia, Turkey, Masar, UK, Ruushka, Talyaaniga, Belgium, Qadar, Faransiiska iwm ayaa iyaguna sheegay inay diyaar u yihiin inay gacan siiyaan dalka Lubnaan, halka Aqalka Cad ee Maraykanku uu sheegay inuu si dhow ula socdo xaaladda, isla markaana Wasaarad Dibadeedka dalkaasi ayaa sheegtay inay diyaar la tahay \u201ckaalmo kasta oo ay karaan\u201d.<\/p>\n

DF Somalia ayaa farriin ay hadda dhow soo dhigtay boggeeda Twitter-ka waxay ugu tacsiyeeysey shacabka Lubnaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n

\u062a\u0639\u0627\u0632\u064a\u0646\u0627 \u0627\u0644\u062d\u0627\u0631\u0629 \u0644\u0636\u062d\u0627\u064a\u0627 \u0627\u0644\u062a\u0641\u062c\u064a\u0631 \u0627\u0644\u062f\u0645\u0648\u064a \u0641\u064a \u0628\u064a\u0631\u0648\u062a \u0645\u0633\u0627\u0621 \u0627\u0644\u064a\u0648\u0645. \u062a\u0642\u0641 \u062c\u0645\u0647\u0648\u0631\u064a\u0629 \u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644 \u0627\u0644\u0641\u064a\u062f\u0631\u0627\u0644\u064a\u0629 \u0625\u0644\u0649 \u062c\u0627\u0646\u0628 \u062d\u0643\u0648\u0645\u0629 \u0648\u0634\u0639\u0628 #\u0644\u0628\u0646\u0627\u0646<\/a> \u0641\u064a \u0647\u0630\u0627 \u0627\u0644\u0645\u0635\u0627\u0628 \u0627\u0644\u062c\u0644\u0644 \u0648\u0646\u0633\u0623\u0644 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0634\u0641\u0627\u0621 \u0627\u0644\u0639\u0627\u062c\u0644 \u0644\u0644\u0645\u0635\u0627\u0628\u064a\u0646.<\/p>\n

\u2014 Villa Somalia (@TheVillaSomalia) August 4, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n