Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":49921,"date":"2020-08-02T08:56:21","date_gmt":"2020-08-02T07:56:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=49921"},"modified":"2020-08-02T08:58:13","modified_gmt":"2020-08-02T07:58:13","slug":"hannaanka-dowladnimo-ee-somalia-nidaamyada-iska-hor-imanaya-halka-ay-sartu-ka-qurunsan-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/02\/hannaanka-dowladnimo-ee-somalia-nidaamyada-iska-hor-imanaya-halka-ay-sartu-ka-qurunsan-tahay\/","title":{"rendered":"Hannaanka dowladnimo ee Somalia & nidaamyada iska hor imanaya (Halka ay sartu ka qurunsan tahay)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Marka horeba iyadoo duruufaha iyo caqabadaha ku xeeran ay aad u badanyihiin ayaa haddana Xukumad kasta oo Loo dhsiso Somalia oo gacan ay ku leeyihiin beesha caalamku ayaa waxa uu ku dhamadaa muran dhex mara Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisal Wasaaraha waxana uu ka soo bilaabmaa Xukuumaddii Carta lagu soo dhisay Sannadkii 2000 kii waxa loo doortay Madaxweyne Cabdi Qasim Salaad Xassan waxana Ra\u2019iisal wasaare loo magacaabay Cali khaliif Galaydh, muddo yar gudeheed ayay is khilaafeen.<\/p>\n

Mushkiladdu waxay ka timaaddaa inta badan Awood qaybsiga. Sanadkii 2004-kii ayaa beesha caalamku soo jeedisay in Madaxweyne C\/laahi Yusuf laga dhigo Madaxweyne sharafeed aan Hawl qaban ee ahada (Ceremonial) Isla markaana Cali Maxaed geeddi laga dhigo Ra\u2019iisal wasaare Awood Fulined leh oo isagu shaqada qabta hase ahaatee markii muddo Sannad ah sidii lagu shaqaynayay Ayay C\/laahi yusuf is qab teen Cali maxamed geedi waxayna ku danbaysay in Cali maxamed geedi is Casilo oo jagada banneeyo waxa ku xigay Nuur Xassan Xuseen (Nuur cadde) isagana way is qabteen hase ahaatee markan waxay noqotay inuu C\/laahi yusuf jagada banneeyo oo uu Nuur Cadde hadho.<\/p>\n

Dastuurka Somalia oo isaga laftiisu ku meel gaadh ah oo ay ku jiraan waxyaabo aan caqliga saxda ahi aqbali Karin runtana aad uga fog marka loo fiirsadona la garanayo inuu yahay wax la soo minguuriyay ama koobbi ayaa waxa uu caddaynayaa inuu Madaxweynuhu yahay Awoodda ugu sarraysa isla markaana yahay Taliyaha guud ee ciidanka marka ay sidaas tahay ma dhici karto in eedda timaadda Ra\u2019iisal wasaare dhabarka loo saaro.<\/p>\n

Waddamada Faransiiska iyo qaar ka mid ah latin amerika ayaa leh habka ay madaxweynaha iyo Ra\u2019iisal wasaruhu labaduba fulin leeyihiin waa habka loo yaqaan (Dual Executive) waxa se mid kasta u qeexan shaqada uu qabanayo.<\/p>\n

Habkan Somalidu ku xiiqday waxa uu ahaa 1969kii wixii ka horreeyay Waxa jiray Dowlad Somaliyed oo leh madaxweyne sharafeed iyo ra\u2019iisal wasaare awood leh sida tii C\/rashiid Cali sharkaarke iyo M.I Igaal habka n waxa laga soo xigtay wakhtigaas Xukumadihi Talyaniga,Ingiriiska iyo Jarmalka.<\/p>\n

Si kastaba ha noqoto ee Somalia waxa ku fiicnan lahaa habka loo yaqan (Unitry Form) waa habka Madaxweyne iyo ku xigeen waa habka ay raac day Somaliland Habka nidaamkani waxa uu keenayaa in talada dalku meel keliya ka go\u2019do wixii shar iyo khayr uu la yimaadona Ninkaas dalka madaxda ka ah loo raaco.<\/p>\n

Ra\u2019iisal wasaarihii ugu danbeeyaya ee Somalia Xassan Cali khayre ayay galaafatay Wiiggan,ka dib markii Baarlamanka Somalia cod u qaadeen iyadoo eed looga dhigayo Doorasho Hal qof iyo hal cod ah ayay dalka Gaadhsiin wayday iyadoo dhinaca kalena la ogyahay in Madaxweynuhu awoodda ugu sarraysa leeyahay waddanka.<\/p>\n

Si kastaba ha ahaato e ra\u2019iisal wasaraha la soo magacaabo iyo xattaa Madaxweynaha hadda Farmaajo caqabadda hor taallaa waa tii uun hoos ka akhriso madaxweynyaasha iyo Ra\u2019iisal wasarayaashii Soo maray Somalia laga soo bilaabo 2000kii waxad ka fahmi doontaa inta jeer ee khilaaf soo kala marayay Ra\u2019iisal wasaraha iyo Madaxweynaha.<\/p>\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n
Madaxweyne<\/td>\nRaiisal wasaare<\/td>\n<\/tr>\n
1-C\/qaasimSalaadXassan<\/td>\n1- Cali khaliif Galaydh<\/p>\n

2-Osman Jamac Cali<\/p>\n

3-Maxamed Cabdi yusuf<\/td>\n<\/tr>\n

2- C\/laahi Yuusuf Axmed<\/td>\n1-Cali Maxamed Geeddi<\/p>\n

2-Saalim caliyow Ibrow<\/p>\n

3-Nuur xassan Xuseen (Nuur cadde)<\/td>\n<\/tr>\n

3- Sh,Shariif Sh-Axmed<\/td>\n1-Nuur Xassan Xuseen<\/p>\n

2-Cumar C\/rashiid C\/sharmarke<\/p>\n

3-C\/waxid Cilmi Goonje<\/p>\n

4-Maxamed C\/laahi Farmaajo<\/p>\n

5-C\/wali Maxamed Cali gaas<\/td>\n<\/tr>\n

<\/td>\n<\/td>\n<\/tr>\n
4-Xassan Sheekh maxamuud<\/td>\n1-C\/wali maxamed cali gaas<\/p>\n

2-Cabdi Farax shirdoon (Saacid)<\/p>\n

3- Cabdi wali sheikh axmed<\/td>\n<\/tr>\n

5-Maxamed C\/laahi farmaajo<\/td>\n1-Xassan Cali khayrre<\/td>\n<\/tr>\n
<\/td>\n<\/td>\n<\/tr>\n
<\/td>\n<\/td>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Rashiid Odawaa, M.A diplomacy and IR<\/p>\n

Mail:<\/strong> Khadarsalaan@gmail.com<\/a><\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qofka ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Agoosto 2020 – Marka horeba iyadoo duruufaha iyo caqabadaha ku xeeran ay aad u badanyihiin ayaa haddana Xukumad kasta oo Loo dhsiso Somalia oo gacan ay ku leeyihiin beesha caalamku ayaa waxa uu ku dhamadaa muran dhex mara Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisal Wasaaraha waxana uu ka soo bilaabmaa Xukuumaddii Carta lagu soo dhisay Sannadkii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49924,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Namnl\u00f6s-4.png?fit=638%2C895&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-cZb","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49921"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49921"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49925,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49921\/revisions\/49925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}