Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":49842,"date":"2020-08-01T10:07:07","date_gmt":"2020-08-01T09:07:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=49842"},"modified":"2020-08-01T10:07:07","modified_gmt":"2020-08-01T09:07:07","slug":"kaftan-siyaasadeed-sida-loo-xulayo-codsiyada-rw-cusub-dhaar-qosol-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/08\/01\/kaftan-siyaasadeed-sida-loo-xulayo-codsiyada-rw-cusub-dhaar-qosol-badan\/","title":{"rendered":"KAFTAN SIYAASADEED – Sida loo xulayo codsiyada RW cusub (Dhaar qosol badan?)"},"content":{"rendered":"
\n

(Muqdisho) 01 Agoosto 2020<\/strong><\/span> – Aniga oo og, inuu Kheyre ku baxay Cod la qaaday xilli taageerayaashiisa ay jarjarayeen Mikarafoonada Baarlamaanka. Aniga oo og inuu aqbalay isaga oo og in la boobsiiyey, balse aysan fursadi jirin, ayaan idinla wadaagayaa Kaftankan IIDDA.<\/p>\n

Ogow! Marka aad codsato in lagaa dhigo qofka buuxinaya booska banaan ee Ra’iisal Wasaaraha la filayo in la magacaabo, waxa aad mareysaa hubin iyo dhaarin ka hor inta aan CV-ga lagaa qaban oo aan loo gudbin Madaxweynaha.<\/p>\n

Ugu horreynt! Waxaa lagugu wargalinayaa in Ra’iisal Wasaarihii mar hore la riday oo aan loo baahneyn Ra’iisal Wasaare kale, balse booska banaan loo doonayo Ra’iisal Wasaare-Uyaal buuxiya oo kaliya.<\/p>\n

Intaas kaddibna waxaa lagu siinayaa fursad aad ku dhaarato oo kaliya. Lagaagama baahna in aad sharaxdo waxa aad soo baratay, waayo waxay ku yaallaan CV-gaaga, lagaamana doonayo waxa aad qaban karto, waayo waa laguu sheegi doonaa waxa lagaa doonayo in aad qabato, balse waxaa lagugu miisaamayaa dhaartaada iyo sida aad u dhaaratay.<\/p>\n

Illaa hadda, musharixiinta la hayo ee ay CV-yadooda u gudbeen dhanka odeyga waxaa ay ku dhaarteen dhaaro kala geddisan. Inkastoo loo arkay kuwa ugu dhow, haddana midkoodna ma keenin dhaartii laga doonayey oo dhameystiran. Dhaarta illaa hadda la tixgaliyey ee loo arkay in ay ugu dhowdahay tii loo baahnaa waa middan:<\/p>\n

“Waxaan ku dhaaranayaa magaca Ilaahey, in aan xilkeyga u guto si daacad ah, dhawro balanta aan qaado, fuliyana shuruudaha la igu xiro”<\/p>\n

laakiin, dhaarta looga baahan yahay qofka la tixgalin doona ee loo magacaabayo Ra’iisal-Wasaare-Uyaalka waa sidan:<\/p>\n

“Waxaan ku dhaaranayaa macaga Ilaahey, in aan daacad u noqon doono madaxweynaha, oo aan daacadnimada Madaxweynaha ku taagnaan doono, dhawrayana axdiga iyo ballanta aan galay ee daacadnimada Madaxweynaha”<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Abuukar Al Badri<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 01 Agoosto 2020 – Aniga oo og, inuu Kheyre ku baxay Cod la qaaday xilli taageerayaashiisa ay jarjarayeen Mikarafoonada Baarlamaanka. Aniga oo og inuu aqbalay isaga oo og in la boobsiiyey, balse aysan fursadi jirin, ayaan idinla wadaagayaa Kaftankan IIDDA. Ogow! Marka aad codsato in lagaa dhigo qofka buuxinaya booska banaan ee Ra’iisal Wasaaraha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49843,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/CBB.jpg?fit=519%2C701&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-cXU","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49842"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49842"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49844,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49842\/revisions\/49844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}