Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":4973,"date":"2018-07-15T11:00:35","date_gmt":"2018-07-15T10:00:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=4973"},"modified":"2018-07-15T11:00:35","modified_gmt":"2018-07-15T10:00:35","slug":"xiddig-xakaar-maray-markii-uu-6-jir-ahaa-awoowgiina-waa-la-khaarajiyay-isna-waa-la-qixiyay-sawirro-qaybtii-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/15\/xiddig-xakaar-maray-markii-uu-6-jir-ahaa-awoowgiina-waa-la-khaarajiyay-isna-waa-la-qixiyay-sawirro-qaybtii-2-aad\/","title":{"rendered":"XIDDIG XAKAAR MARAY: Markii uu 6-jir ahaa awoowgiina waa la khaarajiyay isna waa la qixiyay + Sawirro (Qaybtii 2-aad)"},"content":{"rendered":"
(Modrici) 15 Luulyo 2018<\/span> –<\/strong> Geerida awoowgii jug xun oo niyadeed ayay u gaysatey Modric, waayo waxaa korinayay Luka Modric Snr, sababtuna waxay ahayd waalidkii Stipe iyo Radojka waxay waqtiyo dheer ka shaqaynayeen wershad isku nudda dharka iyo waxyaabaha kale si ay cidda uga taageeraan dhanka dhaqaalaha.<\/p>\n Halkan ka aqri qaybtii 1-aad…<\/a><\/strong><\/p>\n Kaddib dhacdadan dhabanna hayska leh, waalidkii waxaa khasab ku noqotay inay ka qaxaan tuulada Modrici waxayna magan galeen Hotel Iz oo ku yaalla Zadar, kaasoo u shaqaynayay kaam qaxooti ahaan.<\/p>\n Biyo iyo koronto toona ma lahayn, waxa kaliya ee si fiican loo helayay waa daryanka madfaca iyo jabaqda rasaasta oo maalinlayaal ahaa, taasoo ay marti u ahaayeen Luka yare iyo walaashii Jasmina, haba sheegin miinooyinka dhulka daadsan oo uu qofku baylah u yahay marka uu bannaanka u boxo.<\/p>\n Yeelkeede, taasi wiilkaa yar kama celinin inuu kubadda ciyaaro, isagoo barxadda hoteelka ku dheeli jirey banooni aarya baxsan, kuna riyoonaya inuu maalin uun ka boxo xaaladda nasiib darrada ah ee uu ku sugan yahay.<\/p>\n