Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":49640,"date":"2020-07-27T16:32:50","date_gmt":"2020-07-27T15:32:50","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=49640"},"modified":"2020-07-27T18:05:15","modified_gmt":"2020-07-27T17:05:15","slug":"khayrre-ma-garab-xumo-siyaasadeed-ayaa-dishey-mise-goaan-aanu-bislayn-ayuu-gees-la-istaagey-halkee-wax-ka-khaldameen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/07\/27\/khayrre-ma-garab-xumo-siyaasadeed-ayaa-dishey-mise-goaan-aanu-bislayn-ayuu-gees-la-istaagey-halkee-wax-ka-khaldameen\/","title":{"rendered":"Khayrre ma garab xumo siyaasadeed ayaa dishey mise go’aan aanu bislayn ayuu gees la istaagey?!! (Halkee odayga laga galay?)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 27 Luulyo 2020<\/strong> <\/span>– Waxaa Sabtigii Somalia ka dhacay wax lagu sheegay ”dhul-gariir siyaasadeed” kaddib markii si hal halhaleel ah mar qura loo sheegay in la tuuray RW hore Xasan Cali Khayrre.<\/p>\n

Wixii kaddib dhacay xiise badan ma laha, marka laga reebo xiisadda iyo hubaal la’aanta arrintan ka dhalanaysa oo ka qara wayn RW xil laga qaaday marka la eego marxaladda kala guurka ah ee uu awalba dalku marayey, balse taa aannu markale daboolnee, aannu markan eegno waxa Khayrre sababsaday.<\/p>\n

Dad badan ayaa sheegay inaysan arrintu ahayn saaxiib siyaasadeed lahaan iyo la’aan toona, taa qayb ahaan meesha ayaa laga saari karaa, waayo 4 sano ku dhowaad ma joogi kareen haddii uusan baalal lahayn, balse khaladka istaraatijiga ah ee uu Khayrre markan sameeyey waxa uu yahay in uusan in badan bislaynin kana baaraan degin go’aanka uu kaligii gaarey ee ahaa in ay doorashadu xilligeeda ku qabsoonto.<\/p>\n

Xusuusnoow ka hadli mayno sax iyo khalad, balse siyaasaddu waa dano la isu geeyey iyo maxaa iigu jira oo faa’iido ah? Taa biddaalkeeda walaal gaar ah iyo saaxiib gaar ihi ma jiro, gaar ahaan siyaasadda wasakhaysan ee casrigan oo aan inta badan anshax iyo Alle ka cabsi ku dhisnayn.<\/p>\n

Marka sida wanaagsan la eego waa go’aan habboon, balse taa marka laga yimaado waxaa looga fadhiyey inuu xaaladda derso 360 darajo, isla markaana uu waaya arag u noqdo dinaamikiyada siyaasadda Soomaalida oo uu fiiriyo madaxda sare ee ay taladu kala dhexeeysey, ragga ay xukuumadda iskula jiraan sida wasiirrada, xildhibaannada oo u muuqda inay la dheceen ama ugu yaraan u laab debceen ra’yiga ah muddo kororsiga oo ay dantooda shakhsiga ihi ku jirto marka loo eego soo jeedinta Khayrre ee in ay iska tagaan 6 bilood gudohood.<\/p>\n

Qiyaas xildhibaan la isu barbardhigay inuu 2 sano iyo dheeraad halkiisa sii fadhiyo miyuu u codaynayaa qof u sheegaya inuu hadda iska tago? Jawaabtu waa maya qayaxan, marka wax laga eego wajhadda ay wax ka aragto siyaasadda Soomaalidu.<\/p>\n

Arrinta muddo kororsiga ayaa weli fashilmi karta iyada oo ay aad u diiddan tahay beesha caalamka oo biilka ugu badan ku bixisa DF Somalia, hay’aadkeeda iyo maamullada, taasoo weji gabax ku noqon karta raggii Khayrre tuuray, ha yeeshee, si kastaba Khayrre isaga ayaa soohday qoolkii lagu sirqiyey kaddib markii uu qaatay moowqif uusan xaglo badan ka xeerin isla markaanna aan lahayn rukumo adag iyo ciyaartooy dantooda ka dhex arki kara oo ay taladu markaa ka go’do, cidda qura ee la qabteyna waxa ay ahaayeen maamullada oo hadda la dareensan yahay inay ridistiisa wax ka ogaayeen maadaama ay wada aamusan yihiin, marka laga reebo Puntland oo hadashay 36 saacadood kaddib iyo dhowr siyaasi oo mucaarad ah oo iska dabaal joogleeynaya mar kastana ku goowracan dantooda gaarka ah.<\/p>\n

Tifaftirka<\/strong><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 27 Luulyo 2020 – Waxaa Sabtigii Somalia ka dhacay wax lagu sheegay ”dhul-gariir siyaasadeed” kaddib markii si hal halhaleel ah mar qura loo sheegay in la tuuray RW hore Xasan Cali Khayrre. Wixii kaddib dhacay xiise badan ma laha, marka laga reebo xiisadda iyo hubaal la’aanta arrintan ka dhalanaysa oo ka qara wayn RW […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49641,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/b-230.jpg?fit=660%2C440&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-cUE","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49640"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49640"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49653,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49640\/revisions\/49653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}