Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":49314,"date":"2020-07-22T18:44:15","date_gmt":"2020-07-22T17:44:15","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=49314"},"modified":"2020-07-22T18:44:42","modified_gmt":"2020-07-22T17:44:42","slug":"gantaalkii-niinjaha-maraykanka-oo-gantaal-seefo-tuuraya-oo-uu-shacabkiisa-ka-qarinayo-u-adeegsadey-dalka-suuriya-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/07\/22\/gantaalkii-niinjaha-maraykanka-oo-gantaal-seefo-tuuraya-oo-uu-shacabkiisa-ka-qarinayo-u-adeegsadey-dalka-suuriya-daawo\/","title":{"rendered":"GANTAALKII NIINJAHA: Maraykanka oo gantaal ”SEEFO” tuuraya oo uu shacabkiisa ka qarinayo u adeegsadey dalka Suuriya & sida uu u shaqeeyo (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Washington) 22 Luulyo 2020<\/strong><\/span> – Hub qarsoodi ah oo lagu naanays midida duulaysa ama \u201cflying ginsu,\u201d ama Gantaalka Niinjaha<\/a>, ayaa la sheegayaa in dorraad uu Maraykanku u adeegsadey weerar ka dhacay meel u dhow Azaz, oo ah woqooyiga Syria.<\/p>\n

Gobolkan ayaa waxaa la sheegay inay ka howlgalaan kooxo xiriir la leh ISIS ama al-Qaacida, waxaana la sheegay in weerarka gantaalkan ay weli wacaalkiisa qarinayaan CIA iyo Bentagon-ku lala eegtay.<\/p>\n

Gaariga weerarkan lala eegtay ayaa lagu eegay mid cad wuxuuna ka dhacay agagaarka Ikhtaimlat. Waa jid 25 KM u jira magaalo xadka Turkiga ku taalla oo Kilis la yiraahdo.<\/p>\n

Gantaalka la adeegsadey waa R9-X oo la xajmi ah midka Hellfire oo uu dhererkiisu yahay 1.6 mitir, ama celceliska qof caadi ah, balse ma qarxayo marka uu meel ku dhaco, taa biddaalkeeda waxaa kasoo duulaya 6 seefood oo ku dhacaya bartilmaameedka loo wado oo ay jarjarayaan, iyaga oo aan dhib badan u gaysanin hareeraha, maadaama loo naqshadeeyey in lagu dilo qof ama laba gaari saaran.<\/p>\n

Ninka weerarkan lagu diley ayaa lagu sheegay Shuja\u2019a Muhammad, oo dhashay 1987-kii. Gantaalkan \u201cninjaha<\/a>\u201d oo ay ilo ciidan dadwaynaha u dusiyeen bishii Maajo ee sanadii tegey, isla markaana laga gani karo maxaddooyin badan sida daroonka, ayaa la sheegayaa in ilaa iminka la adeegsadey nus-dersin jeer, waxaana laga sheegay taariikhaha Luulyo 18, Juun 20 iyo Juun 15.<\/p>\n