Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":48991,"date":"2020-07-18T11:04:59","date_gmt":"2020-07-18T10:04:59","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=48991"},"modified":"2020-07-18T11:09:58","modified_gmt":"2020-07-18T10:09:58","slug":"sawirro-imisa-masjid-ayaa-kaniisad-loo-bedeley-qaaradda-yurub-dalal-badan-oo-yurub-ah-oo-xogo-laga-keenay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/07\/18\/sawirro-imisa-masjid-ayaa-kaniisad-loo-bedeley-qaaradda-yurub-dalal-badan-oo-yurub-ah-oo-xogo-laga-keenay\/","title":{"rendered":"SAWIRRO: Imisa MASJID ayaa KANIISAD loo bedeley qaaradda Yurub? (Dalal badan oo Yurub ah oo xogo laga keenay)"},"content":{"rendered":"
(Ankara) 18 Luulyo 2020<\/strong><\/span> – Waxaa maalin dhowayd ay Turkigu ku dhawaaqeen in Hagia Sophia dib looga dhigayo<\/a> Masjid, taasoo keentay inay af labadii yeeraan dalal badan oo reer Galbeed ah iyo xitaa kuwo Carab<\/a> ah oo ku doodaya inay taasi khalad tahay. Haddaba, imisa masjid ayay Yurub kaniisad ka dhigtay marka qayb yar uun laga eego dalal ka tirsan dhanka Balkan-ka, Bartamaha, Bariga iyo Koonfurta Yurub?<\/p>\n Nin Turki ah ayaa socdaal sahan oo uu ku kala bixiyey dhulalkii ay markii hore xukumi jirtey Khilaafadii Cusmaaniyiinta, ayaa waxa uu soo ogaadey in 329 masjid oo ku firirsan 18 dal oo Yurub ah loo rogey kaniisado ama minnaarado lagu xirey gambaleello.<\/p>\n Mehmet Emin Y\u0131lmaz oo u warramayey wakaaladda Anadolu Agency (AA), ayaa sheegay inuu muddo 10 sanadood ah u kuur gelayey dhismayaashii hore ee Cusmaaniyiinta, isagoo sheegay inay ugu daran yihiin 3-da dal ee Hungary, Bulgaria iyo Greece oo ka mid ah dalalkii uu mar xukumi jirey Turkigu.<\/p>\n