Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":48932,"date":"2020-07-16T18:59:17","date_gmt":"2020-07-16T17:59:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=48932"},"modified":"2020-07-16T18:59:47","modified_gmt":"2020-07-16T17:59:47","slug":"daawo-sucuudiga-oo-ogolaaday-in-sawirro-qaawan-lagu-qaado-gobolka-madiina-muslimiin-arrintaa-ka-carootey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/07\/16\/daawo-sucuudiga-oo-ogolaaday-in-sawirro-qaawan-lagu-qaado-gobolka-madiina-muslimiin-arrintaa-ka-carootey\/","title":{"rendered":"DAAWO: Sucuudiga oo ogolaaday in sawirro ”qaawan” lagu qaado Gobolka Madiina & Muslimiin arrintaa ka carootey (Arag jawaabaha)"},"content":{"rendered":"

(Madiina) 16 Luulyo 2020<\/strong><\/span> – Saudi Arabia ayaa ku tilaabsaday arrin muran dhalisay kaddib markii ay ogolaansho siiyeen Vogue Arabia<\/em> si ay gabdho moodallo ah oo caalami ii sawirro qaawanaan xigeen ah ugu soo bandhigaan buuraleeyda qadiimiga ah ee Al-Ula oo ka tirsan gobolka Madina.<\/p>\n

Vogue Arabia<\/em>, oo ah qaybta Carabiga ee majaladda xarragada caanka ku ah ee Maraykanka, waxayna soo bandhigeen sawirrada moodallo ay ku jiraan Kate Moss, Mariacarla Boscono, Candice Swanepoel, Jourdan Dunn, Amber Valletta, Xiao Wen iyo Alek Wek.<\/p>\n

Sawirradan oo loogu magac daray, \u201824 saac iyo Al Cula<\/em>,\u2019 waxay gabadhuhu xirnaayeen dhar ku dheggan oo meelo ka muuq muuqda, waxayna ku dhex socdeen oo isku sawireen buurahan oo ka mid ah meelaha u diwaan gashan UNESCO, lana mid ah kuwa Urdun ku yaalla ee Petra.<\/p>\n

Qaabka sawirradan loo qaaday ayaa lagu tilmaamay kuwo anshax xumo ah, maadaama ay meeshani 300 KM u jirto magaalada barakaysan ee Madiina Al Munawarah, isla markaana ay buurahani ku yaallaan isla gobolka laga xukumo magaaladaasi.<\/p>\n

Dadwaynaha Muslimiinta ah ayaa arrintan aad ugu qaad qaaday dhanka Twitter-ka, iyagoo wax aan ku habboonayn Muslimiinta ku tilmaamay tillaabadan uu Sucuudigu qaaday.<\/p>\n

Sucuudiga ayaa sheegay inay arrintani ka mid tahay isbedello uu sameeynayo, kuwaasoo ay ku jiraan in la dhimo booliiska anshaxa ama diinta, in la dhimo xadidaadda saaran is dheehidda labada jinsi iyo in la xooro shuruudaha gabdhaha ku waajibinaya inay xirtaan dharka asturan, taasoo qayb ka ah wax lagu sheego aragtida Sucuudiga ee 2030-ka oo uu wado MBS.<\/p>\n