Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":48514,"date":"2020-07-10T10:22:09","date_gmt":"2020-07-10T09:22:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=48514"},"modified":"2020-07-10T10:23:55","modified_gmt":"2020-07-10T09:23:55","slug":"japan-oo-farsamaynaya-dayuurad-jiilka-6-aad-ah-oo-aanu-raadaarku-rajo-ka-qabin-muuqaallada-cajiibka-ah-ee-ay-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/07\/10\/japan-oo-farsamaynaya-dayuurad-jiilka-6-aad-ah-oo-aanu-raadaarku-rajo-ka-qabin-muuqaallada-cajiibka-ah-ee-ay-leedahay\/","title":{"rendered":"Japan oo farsamaynaya dayuurad jiilka 6-aad ah oo aanu raadaarku rajo ka qabin (Muuqaallada cajiibka ah ee ay leedahay)"},"content":{"rendered":"

(Tokyo) 10 Luulyo 2020<\/strong><\/span> – Japan ayaa qorsheeynaya inuu dhisto dayuuradaha guuxooda ka dheereeya ee misna raadaarka ka dhuunta kuwa ugu casrisan, taasoo lagu sheegay mid laba-matoorreey ah oo sare u dhigi doonta daafaca cirka ee dalkaasi 10-ka sanadood ee soo aaddan.<\/p>\n

Wasaaradda Gaashaandhigga dalkaasi ayaa todobaadkii tegey u sheegtay Diet, oo ah baarlamanka dalkaasi, in dayuuradahan oo ah jiilka 6-aad soo saaristooda la bilaabayo sanadka 2031-ka, si ay u nasiyaan raxanta sii gaboobaysa ee 100 F-2 jets, oo ah hal matoorreey jiilka 4-aad ah oo naqshaddeeda laga qalin daartay kuwa Maraykanka ee F-16-ka, sida uu sheegay hilinka NHK News.<\/p>\n

\n

Miisaaniyaddii sanadkan 2020 ayaa mashruucan u qoondeeyey $261 milyan oo doollar (28 bilyan yen) waxaana lacagtan lagu bixinayaa barnaamijka loo yaqaan F-X, waxaana ku jira lacago lagu sameeynayo daroonno la howlgala dayuuradahan raadaarka ka dhuunta, waana tiknolojiyad sidoo kale laga hirgelinayo dalalka Australia<\/a> iyo Maraykanka.<\/p>\n

MUUQAALLADA AY LEEDAHAY<\/strong> – Dayuuraddan ayaa leh awoodo ay ka mid yihiin inay mar qura dhowr bartilmaameed duqayn karto, gaar ahaan muuqaalka loo yaqaanno fire control or network shooting;<\/p>\n

\n

Waxaa u qarsan gantaalaha ay siddo si aanu raadaarku u arkin, si la mid ah kuwa Maraykanka ee F-22. Raptors;<\/p>\n

Waxay kaloo leedahay qaab ay holaca ay gadaal kasii daynayso ay ugu adeegsan karto qaab weecad ligan oo aan la saadaalin karin, sida UFO-da.<\/p>\n

Dayuurad samaysiga Japan ayaa imanaysa heer ay Wasaarad Dibadeedka Maraykanku fasaxday in laga iibiyo 100 xabbo ka badan oo ah US F-35, kuwaasoo kala 63 F-35A ah iyo 42 xabbo oo F-35B ah.<\/p>\n

Japan oo awood hore ahaa ayaa wixii dagaalkii 2-aad ka dambeeyey dal nabadeed ahaa ayaa sanadihii dambe awooddiisa xoojinayey, ayaa F-2, samaystay 1995, waxaana wehlinayey F-15J, iyadoo ay gobolka kasoo bexeen quwado uu qaarkood horay dhib ugu gaystey, sida Shiinaha oo haatan samaystay dayuuradda raadaarka ka dhuumata ee J-20.<\/p>\n

\"\"
\u00a0Laba dayuuradood oo F-2 ah oo ay leeyihiin Ciidamada Cirka Japan (JASDF)<\/figcaption><\/figure>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Tokyo) 10 Luulyo 2020 – Japan ayaa qorsheeynaya inuu dhisto dayuuradaha guuxooda ka dheereeya ee misna raadaarka ka dhuunta kuwa ugu casrisan, taasoo lagu sheegay mid laba-matoorreey ah oo sare u dhigi doonta daafaca cirka ee dalkaasi 10-ka sanadood ee soo aaddan. Wasaaradda Gaashaandhigga dalkaasi ayaa todobaadkii tegey u sheegtay Diet, oo ah baarlamanka dalkaasi, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48515,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/b-87.jpg?fit=780%2C438&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-cCu","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48514"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48514"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48519,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48514\/revisions\/48519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}