Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":48501,"date":"2020-07-09T22:49:33","date_gmt":"2020-07-09T21:49:33","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=48501"},"modified":"2020-07-09T22:49:33","modified_gmt":"2020-07-09T21:49:33","slug":"sadarrada-dhexdooda-maxaad-ka-fahamtay-hadallada-rw-kheyre-mw-farmaajo-ma-arrin-la-isku-ogaa-ayay-ahayd-mise","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/07\/09\/sadarrada-dhexdooda-maxaad-ka-fahamtay-hadallada-rw-kheyre-mw-farmaajo-ma-arrin-la-isku-ogaa-ayay-ahayd-mise\/","title":{"rendered":"SADARRADA DHEXDOODA: Maxaad ka fahamtay hadallada RW Kheyre & MW Farmaajo? (Ma arrin la isku ogaa ayay ahayd mise?)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 09 Luulyo 2020<\/strong><\/span> – RW Kheyre oo maanta la hadlayey golaha xukuumadda ayaa ku celiyey hadal uu May-2020 ka horjeediyey Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada, kaas oo kusaabsan doorashooyinka la filayo in ay waddanka kadhacaan 20\/21.<\/p>\n

\u201cDoorashadu waa in ay ku dhacdo jawi midnimo iyo mid wadatashi, si aan u xaqiijino rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, meel waliba oo uu joogo waxa aan isla garanay in doorashadu ku dhacdo waqtigii loogu talagalay.\u201d<\/strong><\/em><\/p>\n

Saacad kaddib markii si rasmi ah warkaas loogu baahiyey Bogga Facebook ee xafiiska raisalwasaaraha-OPM Somalia<\/a> madaxweyne Farmaajo ayaa isna soo saaray war kale oo madaxweynuhu ku soo dhoweeyey Baaqa Golaha Wasiirada ee Doorashooyinka.<\/p>\n

Bogga Facebook ee madaxtooyada Soomaaliya-Villa Somalia<\/a> oo lagu baahiyey warka madaxweynuhu kusoo dhoweeyey baaqa golaha Wasiirada ayaa lagu yiri: \u201cMadaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay sida ay lagama maarmaan u tahay in aan dalka loo horseedin muddo kordhin, lana hirgaliyo doorasho waafaqsan Dastuurka iyo Sharciga Doorashooyinka, kuna dhacda jawi midnimo, wadatashi iyo isqancin<\/strong><\/em>\u201d<\/p>\n

Sida ay Mustaqbal ogaatay xafiiska Raisalwasaaraha filan waa ayay ku noqotay soo dhoweynta madaxtooyada ee Baaqa Golaha Wasiirada ee Doorashooyinka, ha yeeshee Xafiiska Raisalwasaaraha & Villa Somalia waxa ay kala taagan yihiin weli mowqifyadoodii hore mana muuqdaan wax cusub oo aan ka ahayn in ay sii adkeeyeen aragtidooda ku wajahan doorashooyinka.<\/p>\n

MW Farmaajo waxa uu adkeeyey aragtidiisii ahayd in doorashadu noqoto qof iyo cod balse ay wada maamulaan madaxtooyada Soomaaliya, guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka iyo golaha Shacabka iyada oo inta kalana ay tahay in ay ku raacaan wixii ay dhinacyadaasi go\u2019aamiyaan, taasina waa waxa ay diiddan yihiin guddoonka aqalka sare, Dowlad-goboleedyada iyo xafiiska raisalwasaaraha, sidaas awgeed\u00a0 hadalka Xasan Cali Khayre waxa uu katurjumayaa in haddii aan doorashada lagu dhisin heshiis siyaasadeed iyo kawadatashi ay kadhigan tahay in waddanku gelayo qalalaase siyaasadeed iyo jahawareer dhinaca maamulka, aragtidaasna waxa qaba madaxda xisbiyada mucaaradka iyo xitaa Beesha Caalamka.<\/p>\n

Shirka Dhuusamareeb waxa uu kadhashay isdiidka labadaas aragti, waxaana suuragal ah in aragtida iyo dhinaca loo badan yahay ay u dhammaato mar haddii aysan suuragal ahayn qabashada doorasho qof iyo cod ah oo sida ay sheegtay guddoomisada GMDQ ay u baahan tahay 13 bil oo ka billaabaneysa July-2020, sidaas oo kalana aanay meelmar ahayn in\u00a0 madaxtooyada Soomaaliya, guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka iyo golaha Shacabka ay si keligood ah u maamulaan doorashooyinka Madaxtooyada & Baarlamaanka.<\/p>\n

Isha:<\/strong> Mustaqbal Radio<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 09 Luulyo 2020 – RW Kheyre oo maanta la hadlayey golaha xukuumadda ayaa ku celiyey hadal uu May-2020 ka horjeediyey Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada, kaas oo kusaabsan doorashooyinka la filayo in ay waddanka kadhacaan 20\/21. \u201cDoorashadu waa in ay ku dhacdo jawi midnimo iyo mid wadatashi, si aan u xaqiijino rabitaanka shacabka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48502,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Far-Kha.jpg?fit=960%2C768&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-cCh","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48501"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48503,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48501\/revisions\/48503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}