Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":4820,"date":"2018-07-12T11:51:01","date_gmt":"2018-07-12T10:51:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=4820"},"modified":"2018-07-12T11:51:45","modified_gmt":"2018-07-12T10:51:45","slug":"kasoo-dhuumo-isagoo-dhaawac-ah-qiso-qamuunyo-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/12\/kasoo-dhuumo-isagoo-dhaawac-ah-qiso-qamuunyo-leh\/","title":{"rendered":"”Kasoo dhuumo isagoo dhaawac ah” – (Qiso qamuunyo leh)"},"content":{"rendered":"

(Hanoi) 12 Luulyo 2018<\/strong><\/span> – Askartii ka dagaalameysay Dagaalkii Mareykanka iyo Vietnam dhax maray intii u dhaxaysay Bishii Novembar 1-dedii Sannadkii 1955-kii Ilaa Bishii April 30-kedii Sannadkii 1975-kii ayaa waxaa kamid ahaa Askari lagu magacaabo Clark oo ahaa Wiilka kaliya oo ay dhaleen Lammaane da’ ah oo ku noolaa Gobolka California ee dalka Mareykanka, oo markasta ka walwalsanaa Nolosha Wiilkooda oo aysan Sanado badan ka\u00a0war-helin Caafimaadkiisa.<\/span><\/p>\n

\n

Labadooda oo hadal hayo xaalkiisa ayuu maalin soo wacay Taleefoonkii Guriga. Waxaa ka qabtay Odayga oo ay iska wareysteen caafimaadka, kadibna wuxuu u sheegay inuu Labo Maalmood kahor kasoo laabtay Fiitnaam, uuna hadda joogo Isbitaalka xoogga dalka oo uu ku hayo Saaxiibkiis kusoo dhaawacmay dagaalka oo ku waayay Labadiisa Gacmood iyo Lugtiisa Midig, wuxuuna Odayga u sheegay inuu jecelyahay saaxiibkiis oo uusan ugasoo tegi karin Isbitaalka, wuxuuna ka codsaday inay isaga iyo Hooyo u ogolaadaan inuu saaxiibkiis keeno guriga, kadibna halkaas lagu baxnaaniyo.<\/p>\n

Odayga iyo Hooyada oo Labaduba maqlayay hadalka Clark ayaa u sheegay inaysan xanaaneyn karin Wiilkaas dhaawaca ah ee kusoo cuuryaamay dagaalka, wuxuuna Odaygu kula taliyay inuuu u waco oo uu ku wareejiyo ehelkiisa, kadibna uu kasoo dhuunto maadaama uu yahay qof cuuryaan ah oo uusan waxba ka faa’iideeyn Saaxiibtinimadiisa.<\/p>\n

Labo Maalmood kadib, Ciidanka Badda ayaa xeebta California soo dhigay Meydka Clark oo ay kasoo heleen isagoo dul-sabbeynaya Biyaha, kadib markuu habeen-madoow dhuuntay oo uu Badda isaga tuuray Buundo ka ag-dhoweed Isbitaalka.<\/p>\n

Aabihiis ayaa loo yeeray si uu u qaato Meydkiisa, balse wuxuu Odaygu yaabay markuu arkay Wiilkiisa oo ay ka maqanyihiin Labada Gacmood iyo Lugta Midig, waxaysa Dhaqaatiirtu u sheegeen inuu Clark xubnahaas kusoo waayay Dagaalkii Fiitnaam. Markaas ayuu Odaygu dib u xusuustay hadalkii Labo Maalmood kahor dhex-maray isaga iyo Wiilkiisa Clark, wuxuuna ogaaday in qofkii dhaawaca ah ee uu sheegayay ay isaga aheyd, balse uu saaxiibkiis tusaale usoo qaatay si uu u ogaado dareenka iyo moowqifka dhabta ah oo ka qaadan karaan Waalidkiis, kahor intuusan tegin Guriga oo aysan arkin dhaawiciisa.<\/p>\n

Aabaha ku jira Sheekadaan ee Wiilkiisa kula taliyay inuu Isbitaalka uga soo tago saaxiibkiis maadaama uu curyaan noqday oo uusan waxba ka faa’iideeyn saaxiibtinimadiisa, waxay dhaqan-wadaagaan dad badan oo Saaxiibadood raba ama doonaya inta ay Caafimaad, Hanti iyo Garaad fiican heystaan, balse ka tegaya maalinka uu qofkaasi waayo wixii uu shalayto ku jeclaa saaxiibkiis.<\/p>\n

Maalmuhu way wareegayaane, fiicnaan laheydaa inaan markasta saaxiibadeenii Dusgiga, Iskuulka, Jaamacadda, Shaqada iyo kuwii kaleba u ahaanno saaxiibkii shalay oo aysan danta iyo duruuftu bedelin mowqifkiisii saaxiibtinimo.<\/p>\n

Qalinkii:<\/strong> Xuseen Sabriye<\/p>\n<\/div>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hanoi) 12 Luulyo 2018 – Askartii ka dagaalameysay Dagaalkii Mareykanka iyo Vietnam dhax maray intii u dhaxaysay Bishii Novembar 1-dedii Sannadkii 1955-kii Ilaa Bishii April 30-kedii Sannadkii 1975-kii ayaa waxaa kamid ahaa Askari lagu magacaabo Clark oo ahaa Wiilka kaliya oo ay dhaleen Lammaane da’ ah oo ku noolaa Gobolka California ee dalka Mareykanka, oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4821,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/b-84.jpg?fit=704%2C395&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-1fK","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4820"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4820"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4823,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4820\/revisions\/4823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}