Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":48179,"date":"2020-07-04T20:36:53","date_gmt":"2020-07-04T19:36:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=48179"},"modified":"2020-07-04T20:37:26","modified_gmt":"2020-07-04T19:37:26","slug":"imaaraadka-oo-sucuudiga-ka-tillaabsaday-isagoo-iiraan-u-janjeersaday-khilaaf-kala-dhexeeya-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/07\/04\/imaaraadka-oo-sucuudiga-ka-tillaabsaday-isagoo-iiraan-u-janjeersaday-khilaaf-kala-dhexeeya-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Imaaraadka oo Sucuudiga ka tillaabsaday isagoo Iiraan u janjeersaday (Khilaaf kala dhexeeya Sucuudiga & go’doon uu ka galay dunida Muslimka)"},"content":{"rendered":"
(Tehraan) 04 Luulyo 2020<\/strong><\/span> – Khubaro Iiraani ah ayaa sheegay in Imaaraadka Carabtu uu ka shaqaynayo inuu xiriir wanaagsan la samaysto dalka Iiraan, isagoo sidoo kale doonaya inuu dib u eego xiriirka Israel.<\/p>\n Kaddib markii dab la qabadsiiyey Safaaradda Sucuudiga ee Tehraan iyo Qunsuliyadda ay ku leeyihiin Mashhad sanaddii 2016-kii<\/a>, ayay Abuu Dabeey go’aansatay inuu hoos u dhigto heerka diblomaasiyadeed ee Iiraan.<\/p>\n Yeelkeede, waxaan hadda isku yara fiicnayn Riyaad iyo Abuu Dabeey, taasoo keentay inay Imaaraadku dib ugu laabtaan Tehraan, kaasoo sii xumaaday markii uu bilowday dagaalka Yaman, isla markaana ay ku murmeen jasaa’ir ku yaalla Gacanka Beershiya.<\/p>\n Ha yeeshee, kaddib dillaacii coronavirus, waxay Imaaraadku Tehraan u direen dayuurado ay dawo ka buuxdo, iyadoo ay telefoonka ku wada hadleen Wasiir Dibadeedka Iiraan ee Mohammad Javad Zarif<\/a> iyo dhiggiisa Imaaraadka ee Abdullah Bin Zayed<\/a>.<\/p>\n Bishii Luulyo ee 2019, Tehraan ayaa marto gelisey kulan wada jir ahaa oo ay yeesheen Ilaalada xeebaha labada dal<\/a>, kaasoo qabsoomay markii ugu horreeysey muddo 6 sanadood ah.<\/p>\n Waxay kaloo labada dhinac ka heshiiyeen dadka u kala socda labada dal, iskaashi dhanka xadka ah iyo inay is dhaafsadaan xogaha sirdoonka.<\/p>\n