Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":4811,"date":"2018-07-12T11:20:38","date_gmt":"2018-07-12T10:20:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=4811"},"modified":"2018-07-12T11:20:38","modified_gmt":"2018-07-12T10:20:38","slug":"dhegeyso-guryo-laaan-caqabad-ku-noqotay-inay-aradaydu-sii-wataan-tacliinta-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/12\/dhegeyso-guryo-laaan-caqabad-ku-noqotay-inay-aradaydu-sii-wataan-tacliinta-sare\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Guryo la’aan caqabad ku noqotay inay aradaydu sii wataan tacliinta sare"},"content":{"rendered":"
(Gothenburg) 12 Luulyo 2018<\/strong> <\/span>– Berri waxaa la dhowrayaa khabarka ku aaddan ardayda heli doonta ama waayaysa koorsooyinka bilaabmaya xilli-waxbarasheedka dayrta soo aaddan ee kulliyadaha iyo jaamacahada dalka Sweden. Balse guryo la\u2019aanta jirta ayaa caqabad ku noqon karta xitaa ardayda boosaska heli doonta.<\/p>\n Jacob Adamowichz, waa guddoonka Iskaashatada ay leeyihiin ardayda Sweden, aad buuna arrintaa uga dayriyay.<\/p>\n \u2013 Waxaannu hadda aragnaa dadkii oo xitaa diidaya waxbarashadii loo qaatay, waayo dookha ku aaddan inaad fursad u hesho waxaad baranayso iyo halkaad ka baranayso waxay ku xiran tahay inaad guri heli karto, ayuu yiri Jacob Adamowichz, oo ah guddoonka Iskaashatada ay leeyihiin ardayda Sweden.<\/p>\n Klara Olsson oo deggan magaalada yar ee \u00c5m\u00e5l waxay dayrtan u wareegaysaa G\u00f6teborg, si ay halkaa uga barato macallinnimo, rajadeeduna uma qurux badna sidii uu jeclaan lahaa qof u wareegaya magaalo uu ku cusub yahay.<\/p>\n \u2013 Waxaan helay 10 jawaabood, inta badanise waa dad raadinaya qof la dega, laba unbaa ahayd qayb gaar u xiran, balse waa qaali aanan ka bixi karin arday ahaan, waxaan faraha u laallaabayaa inaan helo guri ii gaar ah, balse marka hore laga yaabee inaan ku bilaabo mid aan qof la dego, ayay tiri Klara Olsson.<\/p>\n Stina Ol\u00e9n waa Agaasimaha Guud ee laan ka mid ah Jamciyad u dhaqdhaqaaqda ardayda iyo guryo helitaanka, waxayna sheegtay inay dhibaato arrintani ka taagan tahay, waloow ay qabto inay xaaladdu kasoo raynaysay sanadihii yaraa ee u dambeeyay.<\/p>\n \u2013 Sanadihii dambe guryo badan baa la dhisay, balse waxaa loo baahan yahay kuwo kale oo dheeraad ah, maaddaama ay baahidu korortay waxaa sidoo kale dheeraaday safkii, ayay tiri Ol\u00e9n.<\/p>\n\n