Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":47874,"date":"2020-06-30T19:12:21","date_gmt":"2020-06-30T18:12:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=47874"},"modified":"2020-06-30T19:15:46","modified_gmt":"2020-06-30T18:15:46","slug":"itoobiyaanka-oo-sharaysta-mar-kasta-oo-ay-bisha-juun-u-bilaabato-maalin-isniin-ah-maxaa-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/30\/itoobiyaanka-oo-sharaysta-mar-kasta-oo-ay-bisha-juun-u-bilaabato-maalin-isniin-ah-maxaa-dhacay\/","title":{"rendered":"Itoobiyaanka oo sharaysta mar kasta oo ay bisha Juun u bilaabato maalin ISNIIN ah! (Maxaa dhacay?)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 30 Juun 2020<\/strong><\/span> – Itoobiya & Bisha June, Maxaa ku duugan? Qaar kamid ah dadka Itoobiyaanka ah ee Qowmiyadaha kala duwan leh, waxay ii sheegeen marar badan in Bisha Sane\/June haddii ay bilowgeeda ku bilaabato Isniin ay u aqoonsadaan bil madow, oo ay taxadar dheeraad ah muujiyaanm, si aad ahna wey uga ducaystaan<\/p>\n

Bisha Sane\/June, sannad kasta oo ay Isniin ku bilaabatay Itoobiya waxaa ka dhacay Afgambi, Dilal qorsheysan, Abaaro, Boqoro la dilay, Daganaansho la’aan siyaasadeed iyo qowmiyada dagaalamay.<\/p>\n

Sannad kasta bisha June, Itoobiya dhawrkii sannaba waxaa ka dhaca arrimo waa weyn , kuwa qorsheeya ficilada murugsana waxaa la aaminsan yahay in ay ku beegaan bisha June oo tan Itoobiya ku noqonaysa bisha SANE.<\/p>\n

1- 23-kii June 2018<\/strong>, weerar abaabulan oo loo adeegsaday qaraxyo ayaa lagu weeraray Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo kusugnaa barxada caanka ah ee magaalada Addis Ababa.<\/p>\n

2 – 28-kii June 2018,<\/strong> Isku day dil ayuu ka badbaaday Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaas oo ay maleegeen saraakiil sare oo katirsanaa ciidanka dalkaas.<\/p>\n

3 – 5-tii June 2018,<\/strong>\u00a0Hub fara badan oo laga soo galiyey Xaduuda Suudaan ay la wadaagto Itoobiya ayay qabteen laamaha Amniga.<\/p>\n

4 – 23-kii June 2019,<\/strong> Waxa dhicisoobay Afgambigii ugu weynaa oo isku mar la doonayay in uu ka dhaco dalka Itoobiya, taladana lagu weydaariyo RW Abiy Ahmed.<\/p>\n

5- 23-kii June 2019,<\/strong> Waxaa la dilay Madaxweynihii gobalka Amxaaradda, Garyaqankii guud, Taliyihii ciidamada Itoobiya & Jeneraalo kale oo muhii mahaa.<\/p>\n

6 – 29 June 2020,<\/strong> Waxaa xalay lagu dilay Addis Ababa Fanaan muhiim u ahaa Qowmiyada Oromada oo qeyb ka ahaa Kacdoonkii talada Itoobiya looga qaaday kooxdii Tigree-ga ee TPLF.<\/p>\n

7 – 30 June 2020,<\/strong> Rabshado lagu beegsaday xarumo ay saarnaayeen Taalooyinka Madaxdii soo xukuntay Itoobiya oo u badan qowmiyada Amxaaradda ayaa la burburiyey, in kabadan 10 qof ayaa la dilay, sababo la xariira Fanaankii la dilay.<\/p>\n

8 – 30 June 2020<\/strong>, Madaxda mucaaradka ee Oromada badankooda ayaa la xiray, qaarkooda ugu badan ayaa xabsi gurri la galiyey, sababo la xariira in laxakameeyo kacdoonka.<\/p>\n

W; D:<\/strong> Faarax Cabdulqaadir Maxamed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 30 Juun 2020 – Itoobiya & Bisha June, Maxaa ku duugan? Qaar kamid ah dadka Itoobiyaanka ah ee Qowmiyadaha kala duwan leh, waxay ii sheegeen marar badan in Bisha Sane\/June haddii ay bilowgeeda ku bilaabato Isniin ay u aqoonsadaan bil madow, oo ay taxadar dheeraad ah muujiyaanm, si aad ahna wey uga ducaystaan Bisha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47875,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,17,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1593540479741.jpg?fit=720%2C461&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-csa","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47874"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47874"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47878,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47874\/revisions\/47878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}