Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":47692,"date":"2020-06-27T22:01:41","date_gmt":"2020-06-27T21:01:41","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=47692"},"modified":"2020-06-27T22:01:41","modified_gmt":"2020-06-27T21:01:41","slug":"maamulka-telefishinka-universal-ee-hargaysa-oo-ka-hadlay-halka-ay-iska-haraatiyeen-maamulka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/27\/maamulka-telefishinka-universal-ee-hargaysa-oo-ka-hadlay-halka-ay-iska-haraatiyeen-maamulka-somaliland\/","title":{"rendered":"Maamulka Telefishinka Universal ee Hargaysa oo ka hadlay halka ay iska haraatiyeen Maamulka Somaliland"},"content":{"rendered":"
\n

(Hargaysa) 27 Juun 2020<\/strong><\/span> – Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa maanta albaabada u laabay xarunta uu telefishinka Universal ku leeyahay magaalada Hargeysa, sida uu sheegay Agaasimaha Universal ee Hargeysa, Maxamed Caabi Digaale, oo tilmaamay inay askar booliis ihi u yimaadeen xilli ay ku guda jireen warkii duhurnimo, kaddibna ay shaqaalihii ka saareen xarunta.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxay yiraahdeen waxaa na soo diray Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland, oo tiri rukhsaddii baa lagala noqday TV-gaas, laga billaabo saacaddaasi TV-gu wax shaqa ah ma qaban karo, sidii baa albaabada loogu laabay, shaqaalahana looga dareeriyay,” ayuu yiri Caabi oo u warramay BBC Somali.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Agaasimaha ayaa sheegay in walow aan loo keenin warqad maxkamadeed oo cadeyneysa dacwadda loo haysata, hadana uu tuhunsan yahay in xarunta looga xiray xafladdii 26-ka Juun oo uu sheegay inay isku mar tebinayeen munaasabadihii ka socday Hargeysa iyo Muqdisho.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wasiirka warfaafinta ee Somaliland, Suleymaan Yuusuf Koore, oo isna ay BBC-du waydiisey sababta loo xiray xarunta telefishinka Universal ee Hargeysa ayaa sheegay in TV-ga uu ”diiday” baahinta khudbaddii Madaxweyne Muuse Biixi ee habeenkii 26-ka Juun.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Marka ay joogto maalmaha qaranka, cid kasta ama private ha noqoto ama public ha noqoto xafladahaasi qaran ee ka socda deegaannada uu ka hawlagalayo [waa in laga qeyb qaati], hawada uu ku shaqeysto iyo dhulka uu ku shaqeysto iyo meesha uu faa’iidada ka helayo waa Somaliland,” ayuu ku jawaabey mar la weydiiyey sababta ay u tixgelin waayeen farqiga u dhexeeya warbaahinta Dowladda iyo tan gaarka loo leeyahay oo aanay khasab ugu lahayn inay warkooda tebiyaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxa uu intaa ku daray in sababta ugu weyn ee ay telefishinkaasi u xireen ay tahay inuu xurmeyn waayay maalintaasi ay xornimada qaateen gobolladii Waqooyi ee haatan ah Somaliland, sida uu yiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Maalmuhu waa 365 maalmood sanadkii, haddii intaa oo dhan uu dalka kaga shaqeysanayo oo dhammaan shirkadihii xayeysiiska kaga qaadanayo, saddex maalmood oo ah maalmaha qaranka inuu baahiyo hadduu diido, anaguna 362-da maalmood oo kale ayaan u diideynaa,” ayuu yiri Suleymaan Yuusuf Koore.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa ay horay Booliiska Somaliland ay sidoo kale maalin ka hor albaabada u laabeen xarunta telefishinka Star ee isla magaalada Hargeysa, iyadoo aanay jirin barwo maxkamadeed oo loo adeegsadey xiritaannadaasi, taasoo ka dhan ah madax bannaanida hay’aadka warbaahinta ee uu ogolaanayo nidaamka dimoqraadiga ihi.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hargaysa) 27 Juun 2020 – Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa maanta albaabada u laabay xarunta uu telefishinka Universal ku leeyahay magaalada Hargeysa, sida uu sheegay Agaasimaha Universal ee Hargeysa, Maxamed Caabi Digaale, oo tilmaamay inay askar booliis ihi u yimaadeen xilli ay ku guda jireen warkii duhurnimo, kaddibna ay shaqaalihii ka saareen xarunta. “Waxay yiraahdeen […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47693,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/b1-83.jpg?fit=720%2C540&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-cpe","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47692"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47692"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47694,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47692\/revisions\/47694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47693"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}