Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":47513,"date":"2020-06-25T10:58:09","date_gmt":"2020-06-25T09:58:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=47513"},"modified":"2020-06-25T10:59:23","modified_gmt":"2020-06-25T09:59:23","slug":"dhegeyso-waalidiin-ka-dhega-adaygay-in-ay-ilmohooda-iskuullada-u-diraan-dood-waaqici-ah-oo-ay-keeneen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/25\/dhegeyso-waalidiin-ka-dhega-adaygay-in-ay-ilmohooda-iskuullada-u-diraan-dood-waaqici-ah-oo-ay-keeneen\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Waalidiin ka dhega adaygay in ay ilmohooda iskuullada u diraan & dood WAAQICI ah oo ay keeneen"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 25 Juun 2020<\/strong><\/span> – Boqollaal waaliddiin ah ayaa carruurtooda ka reebay iskuullada gugii lasoo dhaafay, tiiyoo ay maamulladu si cad u sheegayeen in ilmaha iskuullada loo diro, xitaa haddii uu waalidku ka mid yahay dadka halista ugu jira karoonaha ee loo yaqaan risk group.<\/p>\n

Xilli ay dalal badani guddoonsadeen in la xiro iskuullada si loo dhimo faafitaanka karoonaha, waxay Sweden dadka waajib kaga dhigtay in iskuullada la aado, waxaana ay taasi khuseeynaysaa xitaa dadka halista ku jira ee ama da\u2019da ah ama cudurrada kale qaba, marka laga reebo kiisas yar.<\/p>\n

Waxaa weliba loogu gooddiyey in qofkii ilmaha iskuullada ka reeba lagu ashtakayn doono Hay’adda Daryeelka Bulshada ee social-ka, amaba la ganaaxi doono ilaa SEK10,000 oo karoon. Waa arrin aanay la dhacsanayn waalidiin ay ka mid tahay hooyada Lisa Meyler oo qabta jirro raagto ah oo hore, taasoo cabsi dheeraad ah ku dhalinaysa waxayna taasi keentay inay iyadu wax barto gabadheeda 12-jirka, taasoo ay iminka ka aqbashay Dowladda Hoose.<\/p>\n