Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":47409,"date":"2020-06-23T22:20:40","date_gmt":"2020-06-23T21:20:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=47409"},"modified":"2020-06-23T22:25:02","modified_gmt":"2020-06-23T21:25:02","slug":"waxaa-iman-doonta-mar-aannu-ku-khasbanaan-doonno-inaan-tillaabo-qaadno-masar-oo-si-cad-ugu-hanjabtey-itoobiya-addis-ababa-oo-kuba-dhawaaqday-xilliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/23\/waxaa-iman-doonta-mar-aannu-ku-khasbanaan-doonno-inaan-tillaabo-qaadno-masar-oo-si-cad-ugu-hanjabtey-itoobiya-addis-ababa-oo-kuba-dhawaaqday-xilliga\/","title":{"rendered":"”Waxaa iman doonta mar aannu ku khasbanaan doonno inaan tillaabo qaadno!” – Masar oo si cad ugu hanjabtey Itoobiya & Addis Ababa oo kuba dhawaaqday xilliga…."},"content":{"rendered":"

(Qaahira) 23 Juun 2020<\/strong><\/span> – Masar ayaa si aan \u201ccaad saarrayn\u201d u caddaysay moowqifkeeda, haddii aanu QM ka imanin qaraar lagu xallinayo ismari waaga Biyo-xireenka Ethiopia ee Renaissance Dam<\/a>, sida uu ka digey Wasiir Dibadeedka dalkaasi.<\/p>\n

Sameh Shoukry ayaa u sheegay Associated Press<\/i> in \u201cGolaha Amaanka lagaga fadhiyo inuu ka hadlo halistan ku gadaaman amaanka caalamka, kaasoo ka dhashay tillaabada ay gaarka u qaadayso Itoobiya ee halista ah,\u201d sida uu yiri.<\/p>\n

Wuxuu sheegay in haddii ay Itoobiya biyo xireenka buuxiso ay taasi ka hor imanayso heshiiskii\u00a0 2015-kii, isla markaana ay Masar ka hor istaagayso inay kasoo qayb gasho \u201cwada xaajood dambe\u201d.<\/p>\n

Shoukry ayaa sheegay in ay xitaa dadka Masaarida ah ka dhaadhiciyeen inay aqbalaan inay Itoobiya xaq u leedahay inay biyo xireen dhisato si ay horumar u gaarto, balse \u201dhaddii ay QM ku fashilanto inay Itoobiya kusoo celiso miiska wada xaajoodka oo ay buuxinty bilaabato uu \u201ciman doono waqti ay ku khasbanaan doonaan inay caddaystaan tillaabada ay tahay inay qaadaan,\u201d ayuu ku falax gooddiyey.<\/p>\n

Jimcihii, Wasiir Dibadeedka Itoobiya, Gedu Andargachew, ayaa isna isla AP u sheegay inay buuxinta kaydka bilaabayaan \u201cxilli roobaadka oo bilaabmaya Luulyo\u201d, isaga oo Masar ku eedeeyey inay isku dayeeyso \u201cyeerinta qorshayaasha horumar ee webiyo ay Itoobiya leedahay,\u201d sida uu yiri.<\/p>\n

Masar oo aad ugu tiirsan webiga Niil ayaa ka cabsanaysa in ay yaraadaan biyaha ay hesho haddii ay Itoobiya buuxiso kayd biyoodka biya-xireenka.<\/p>\n

\n

#JustFillTheDam<\/a> #GERD<\/a>
\nLet
#Egypt<\/a> get used to the reality! pic.twitter.com\/ZAa8agpYnf<\/a><\/p>\n

\u2014 Facts on Disputes over Nile (@FDisputes) June 23, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n