Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":47238,"date":"2020-06-21T14:13:30","date_gmt":"2020-06-21T13:13:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=47238"},"modified":"2020-06-21T14:13:30","modified_gmt":"2020-06-21T13:13:30","slug":"daawo-gabadhayda-inta-la-kufsaday-ayaa-misna-la-isku-dayey-in-ilmaha-laga-soo-tuuro-oday-danyar-ah-oo-kashifay-ceeb-ka-dhacday-xarunta-agoonta-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/21\/daawo-gabadhayda-inta-la-kufsaday-ayaa-misna-la-isku-dayey-in-ilmaha-laga-soo-tuuro-oday-danyar-ah-oo-kashifay-ceeb-ka-dhacday-xarunta-agoonta-hargaysa\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Gabadhayda inta la kufsaday ayaa misna la isku dayey in ilmaha laga soo tuuro” – Oday danyar ah oo kashifay ceeb ka dhacday Xarunta Agoonta Hargaysa"},"content":{"rendered":"

(Hargaysa) 21 Juun 2020<\/strong><\/span> – Aabbe danyar ah ayaa sheegay in gabar yar oo uu geeyey Xarunta Agoomaha Hargaysa halkaa loogu gaystey tacaddiyo jinsi ah sida kufsi.<\/p>\n

Aabbaha ayaa Maamulka Xarunta ku eedeeyey inay ”isku dayeen inay kiiskan qariyaan, iyaga oo doonayey inay ilmaha kasoo ridaan, deetana uu dhakhtarku ka diidey”, sida uu sheegay.<\/p>\n

Xarunt Agoomaha Hargaysa ayaa waxaa gacanta ku haysa oo maamusha Somaliland, waxaana ku xareeysan carruur fara badan oo iskugu jirta agoon iyo kuwo danyar ah.<\/p>\n

Waxaa la sheegayaa in gabadha yar ee kufsiga loo gaystey ay da’ ahaan aad u yar tahay oo ay jirto 13-sanadood, iyadoo uu dhalay Aabe Xariir Raage oo laftiisu ah mid aan si wanaagsan indhaha wax uga arag oo iska axwaalaysan.<\/p>\n

Aabbe Xariir ayaa sheegay in gabadhiisa oo ay kufsadeen rag fara badan uu ka war helay xilli dambe oo uu uurkeedu 5 bilood ahaa, balse markaa lafteedu aanu kaalmo ka helin Maamulka Xarunta oo ku ”ciqaabay” in aanu gabadhiisa dib u arkin oo iyada iyo mid kale oo dhibkan oo kale loo gaystey loo gudbiyey xarun kale oo aan ahayn kuwa agoomaha.<\/p>\n

Caasha Qaalib oo ah Agaasimaha Xarunta oo uu arrintan waydiiyey Horncable TV, ayaa ku af gobaadsatay inay ”arrintani hor taallo dembi-baarista oo aanay doonayn inay iminka ka hadasho.”<\/p>\n