Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":47225,"date":"2020-06-21T12:39:20","date_gmt":"2020-06-21T11:39:20","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=47225"},"modified":"2020-06-21T12:43:30","modified_gmt":"2020-06-21T11:43:30","slug":"daawo-waa-gelgelin-gabaahirig-maraykanka-oo-somalia-ku-tilmaamay-dal-aan-dowladi-ka-jirin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/21\/daawo-waa-gelgelin-gabaahirig-maraykanka-oo-somalia-ku-tilmaamay-dal-aan-dowladi-ka-jirin\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Waa gelgelin & gabaahirig!” – Maraykanka oo Somalia ku tilmaamay ”dal aan dowladi ka jirin”"},"content":{"rendered":"

(Tulsa, OK) 21 Juun 2020<\/strong> <\/span>– MW Maraykanka ee Donald Trump ayaa weerar ku qaaday Xildhibaanadda Ilhaan Cumar iyo dalka Somalia, mar uu ka hadlayey magaalada ay taageerayaashiisu ku xooggan yihiin ee Tulsa oo ka tirsan Oklahoma.<\/span><\/p>\n

MW Maraykanka oo si khaldan ugu dhawaaqaya magaca Ilhaan oo uu ku sheegay “Eel-ann” ayaa la hadlayey dad aad uga yaraa intii la filayey kaddib cudurka coronavirus, wuxuuna dadka ku xuuxinayey inay Ilhaan ka mid noqon doonto maamulka Joe Biden haddii uu guulaysto bisha Nofeembar.<\/p>\n

“Cumar aad bay ugu lug yeelanaysaa dowladda Biden,” ayuu ku bilaabay Trum. “Waxay middan nacaybku ka buuxo ee Shuuciyadda ah gelin doonaan horay iyo dhexda si ay u go’aamiso aayaha qoysaskiina iyo calafka dalkiinna. Sidaa ma qabo.” ayuu raaciyey.<\/p>\n

Trump ayaa markan wuxuu cardaadiqaha ka dhigay Somalia oo uu ku tilmaamay meel aan nidaam ka jirin, si uu u xoojiyo kiiskiisa ka dhanka ah Ilhaan.<\/p>\n

“Waxay jeclaan lahayd inay dowladda dalkeenna ka dhigto sida dowladda dalka ay ka timid – Somalia. Dowladi kama jirto, badbaado ha sheegin, booliis malaha, waxba ma jiraan. Waa foowdo. Markaaseey nooga sheekaynaysaa sidii aannu dalkeenna u maamuli lahayn. Maya, mahadsanid.” ayuu daba dhigay.<\/p>\n

Lama oga inay arrintan ka jawaabi doonto DF Somalia iyo in kale, iyada oo horay uga aamustay dhowr mar oo uu doodaha siyaasadeed ee Maraykanka ee maxalliga ah soo geliyey Somalia, oo dunida ka noqotay tusaale xun, talo xumada dadkeeda dartii.<\/p>\n