Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":4714,"date":"2018-07-11T11:39:38","date_gmt":"2018-07-11T10:39:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=4714"},"modified":"2018-07-11T11:42:09","modified_gmt":"2018-07-11T10:42:09","slug":"dhegeyso-shaqa-laaanta-dhallinyarada-sweden-oo-aad-hoos-ugu-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/11\/dhegeyso-shaqa-laaanta-dhallinyarada-sweden-oo-aad-hoos-ugu-dhacday\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Shaqa la’aanta dhallinyarada Sweden oo aad hoos ugu dhacday"},"content":{"rendered":"
(Stockholm) 11 Juun 2018<\/strong><\/span> – Shaqa la\u2019aanta dhallinyarada ee dalkan Sweden ayaa aad hoos ugu dhacday iyadoo gaartay heerkii ay joogtey markii ay dhacaysay qaaquulladii dhaqaale ee 2008-dii, sida ka muuqata tirakoob cusub oo ay samaysay hay\u2019adda shaqaalaynta fududaysa ee Arbetsf\u00f6rmedlingen.<\/p>\n Bishii Maajo waxay shaqa la\u2019aanta dhallinyaradu ka hooseeysey 8.2%, iyadoo bishii Juun ahayd 8.6%, sida ka muuqata hay\u2019addan heerka qaran ee shaqada u qaabilsan Sweden.<\/p>\n Waa heerkii ugu hooseeyay ee ay boqollaydaasi gaarto tan iyo ka hor xasaraddii dhaqaale ee galbeedka ku dhufatay Juun 2008, goortaasoo ay muddo sanad ah laba laabantay shaqa la\u2019aanta dhallinyaradu.<\/p>\n “Shaqa la\u2019aantu iminka dhowr sano aad bay hoos ugu dhacaysay, waxayna iminka gaartey meel aad u hooseeysa dhanka dhallinyarada iyadoo ku sugan halkii ay joogtey kahor xasaraddii dhaqaale,” ayuu yiri Andreas M\u00e5ngs, oo ah falanqeeye ka tirsan xafiiska shaqada ee Arbetsf\u00f6rmedlingen.<\/p>\n Xitaa guud ahaan shaqa la\u2019aanta Sweden ayaa aad hoos ugu dhacday, tusaale ahaan bishii Juun waxay ahayd 6.8%, marka la barbar dhigo sanadkii hore oo ay ahayd 7.2%.<\/p>\n Bale wuxuu farqi aad u wayni u dhexeeyaa da\u2019yarta ku dhalatay gudaha Sweden iyo kuwa ku dhashay dibedda ee deeto dalkan yimid.<\/p>\n Kuwa ku dhashay Sweden waxay bishii Juun shaqa la\u2019aantu ahayd 3.5% oo ah heer aad u hooseeya, halka shaqa la\u2019aanta dhallinyarada dal kale ku dhalatay ay cagacagaynayso 20%.<\/p>\n – Xitaa kuwa dibedda ku dhashay haatan shaqa la\u2019aantu way sii hoobanaysaa labadii bilood ee ugu dambeeyay, waana horumar togane ah. Waxaan sidoo kale aragnaa dad badan oo u gudbaya shaqo ama waxbarasho kaddib marka ay dhamaystaan baraamijka dejinta. Halkaasoo aannu horumar wayn uga jeedno nus-sanadkii ugu dambeeyay” ayuu yiri Andreas M\u00e5ngs.<\/p>\n\n