Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":46949,"date":"2020-06-17T09:33:49","date_gmt":"2020-06-17T08:33:49","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=46949"},"modified":"2020-06-17T09:35:28","modified_gmt":"2020-06-17T08:35:28","slug":"mw-farmaajo-oo-aqbalay-arrin-ay-horay-u-diideen-madaxdii-isaga-ka-horreeysey-dad-ka-xumaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/17\/mw-farmaajo-oo-aqbalay-arrin-ay-horay-u-diideen-madaxdii-isaga-ka-horreeysey-dad-ka-xumaaday\/","title":{"rendered":"MW Farmaajo oo aqbalay arrin ay horay u diideen madaxdii isaga ka horreeysey & dad ka xumaaday"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Juun 2020<\/strong> <\/span>– Madaxwayne Farmaajo wuxuu aqbalay wixii aay diideen Xasan sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif! Tan markii aay biloowdeen wada hadalada u dhexeeya dowlada federalka Soomaaliya iyo maamulka SL markii u horeeysay ayeey noqotay ee weftiga dhinac federalka fadhiya laga waayo xubno ka soo jeeda SSC AMA waqooyiga kale ee Soomaaliya sida togdheer, waqooyi galbeed iyo Awdal ee midnimo doonka ah, MW Farmaajo weftita federalka wuxuu ku keli yeellay dhammaan xubno reer koonfureed ah madaxwaynuhu wuxuu ku tuntay xaquuqda muwaadiniintii Soomaaliyeed ee aaminsan midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya ma oggi u waxa uu ku bedeshay madaxwaynuhu iyo qorshaha ka dambeeya balse waxaay noqon taariikh qoran oo ka dhigan madaxwaynihii u horeeyey ee tallaabadan qaada.<\/p>\n

Ex. Madaxwayne Sheekh shariif 2012 billow wada hadalada shantii xubnood ee dowlada federalka meteleyey waxaa ku jiray proff. Axmed Caydiid Ibraahim wasiirkii waxbarashada iyo tacliinta sarre oo ahaa muwaadin ka soo jeeda gobolada waqooyi gaar ahaan SSC gobolka Cayn. Ex. Madaxwayne Xasan sheekh maxamuud waqtigiisii lugtii hore ee wada hadala labada dhinac ee Ankara Turkey 7-dii xubnood ee meteleyey dowlada federalka waxaa ku jiray Mahdi Maxamed Samatar wasiiru dowlihii arrimaha gudaha iyo amniga qaranka oo reer Sool ahaa, lugtii dambe ee wada hadalada ahaydna tii u dambaysay ee laysku mari waayey weftiga dowlada federalka waxaa ku jiray afar xubnood oo reer waqooyi ah oo kala ahaa Dr. Cali Axmed Jaamac (Jaangeli) oo reer Cayn ah, Siciid Jaamac Qoordheel oo reer sanaag ah, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo reer togdheer ay iyo Xildhibaan Dr. Cilmi oo reer Awdal ah SL waxaay dalbatay in weftiga xubnahan laga saaro.<\/p>\n

Ha yeeshee, Dowlada Federalka ayaa diiday kuna dooday inaan maamulka SL xaq u lahayn inuu weftiga federalka wax ka bedelo cida aay wada hadalka u meletelaysana dowlada federalka u taallo kadibna halkaas ayuu ku burburay wada hadalkii oo waxaa lagu kala tegay Ankara 2015 waana kulankii u dambeeyey, halkaas waxaa ka cad in MW Xasan iyo MW Shariif aay ilaalinayeen xaquuqda muwadiiniinta midnimo doonka ah ee reer waqooyi oo xaq u leh inaay aayaha deegaankooda iyo aragtida aay aamisan yihiin aay miiska wada hadalka keenen kula doodaan dhinac kale ee aay isku deegaanka yihiin ee gooni u goosadka ah. Dowladii Xasan sheekh maxamuud waxaay muujisay geesnimo iyo inaan dad xaquuqda muwaadinnimo loogu takri fali karin iyadoo dad kale la qancinayo waayna diiday codsigii maamulka SL ee xaqdarada ahaa.<\/p>\n

MW. Farmaajo waxaa hor taal hal xidhaale ah ku tumashada xaquuq muwaadijiin uu madaxwayne u yahay isagoo kuwo kale qancinaya waxa uu ku bedeshay,
\nMadaxwaynuhu ma fahamsana waaqiciga wuxuuna jideeyey sifo siloon oo aan hore loo arag oo labadii madaxwayne ee ka horeyeyna aay diideen, madaxwanuhu wuxuu jideeyey inuu dalka kala qaybiyey oo u kala qaybiyey koonfur iyo waqooyi oo ahaa shaayga aay madaxdii hore u arkeyeen inaay sababayso jid aan laga soo waaqsan doonin oo ugu dambayn sharciyeeynaysa inuu dalku labo qaybood ahaanayo xataa hadii la midoowbayo waana kala kala xadayn shacab iyo dal.<\/p>\n

Madaxwayne Farmaajo ku tumashada xaquuq, muwadiniin, kala xadayn dal uu madaxwayne u yahay, kala soocid bulsho iyo niyad jebin muwaadiniin aaminsan midnimada dalka oo naf iyo maal u huray buu ku kacay waana khiyaano qaran oo madaxwanuhu galay waana taariikh ugub ah oo aay ka xishoodeen madaxdii ka horeeysay.<\/p>\n

Madaxwanaha ma tallo xumo baay ka tahay, ma faham la’aan siyaasadeed baay ka tahay mise wax kale oo uu ku bedeshay baa jira? Waa su’aal da’wayn oo looga fadhiyo madaxwanaha!<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Xamdaan Xiddig<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Juun 2020 – Madaxwayne Farmaajo wuxuu aqbalay wixii aay diideen Xasan sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif! Tan markii aay biloowdeen wada hadalada u dhexeeya dowlada federalka Soomaaliya iyo maamulka SL markii u horeeysay ayeey noqotay ee weftiga dhinac federalka fadhiya laga waayo xubno ka soo jeeda SSC AMA waqooyiga kale ee Soomaaliya sida […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":46258,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/b1-20.jpg?fit=2048%2C1365&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-cdf","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46949"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46949"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46952,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46949\/revisions\/46952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}