Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":46946,"date":"2020-06-17T09:00:46","date_gmt":"2020-06-17T08:00:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=46946"},"modified":"2020-06-17T11:01:59","modified_gmt":"2020-06-17T10:01:59","slug":"jabuuti-oo-maanta-ogaanaysa-inta-uu-la-egyahay-culayska-diblomaasiyadeed-ee-ay-caalamka-ku-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/17\/jabuuti-oo-maanta-ogaanaysa-inta-uu-la-egyahay-culayska-diblomaasiyadeed-ee-ay-caalamka-ku-leedahay\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo maanta ogaanaysa inta uu la egyahay CULAYSKA diblomaasiyadeed ee ay caalamka ku leedahay"},"content":{"rendered":"

(New York) 17 Juun 2020<\/strong><\/span> – Waxaa maanta oo Arbaco ah imtixaan diblomaasiyadeed mari doona dalka Jabuuti oo ay kala caddaan doonto culayskiisa caalamiga ah, maadaama ay Golaha Amaanka ee QM iyo Golaha Guud ay dooranayaan 5 xubnood oo cusub oo aan rigli ahayn oo ka mid noqonaya 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka kuwaasoo ay 5 ka tirsani rigli yihiin.<\/p>\n

Waxaa kursiga la isku hayo oo ay iminka ku fadhido Koonfur Afrika u tartamaya Jabuuti iyo Kenya.\u00a0Ururka Midowga Afrika, cod ayay hore ugu kala saareen labadan dal, waxaana cod batay dalka Kenya.<\/p>\n

Yeelkeede, Dowladda Jabuuti ayaa codayntaa iyo sharciyadda ay ku fadhidaba ku gacan sayrtay, iyada oo uu MW Jabuuti ee Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ku adkaystay in QM lagu kala saaro, iyada oo ay codayntu qarsoodi tahay. Waxaa xitaa dhexdhexaadin uu ka dhex wadey ku guuldarraystay MW Masar Masar Cabdel Fattah al-Sissi oo ahaa Guddoonka Midowga Afrika ee wareega.<\/p>\n

Labada dal ayaa ku doodaya doorka ay ku leeyihiin nabadaynta qaaradda Afrika, gaar ahaan Bariga Afrika, waxaase shirkii ugu dambeeyey ee madaxda gobolka qaarkood joogeen ee DF Somalia iyo Somaliland ayJabuuti albaabada ka oodatay Kenya oo codsatay inay kasoo qayb gasho.<\/p>\n

Dalal badan oo Islaam ah ayay dhici kartaa inay Jabuuti u codeeyaan, balse waxaan la yaraysan karin Kenya oo lafteedu leh saamayn diblomaasiyadeed oo ballaaran, dalal badanina dano ka leeyihiin.<\/p>\n

Dalkii guulaysta ayaa kursiga ku fadhin doona 2 sanadood (2021-2022). 193 dal ayaa kala dooranaya labada dal, iyada oo natiijabada la ogaan doono 3:00 galabnimo xilliga Maraykanka (10:00 fiidnimo xilliga Muqdisho).<\/p>\n

Labada dal ayaa aad iskugu xumaaday intii lagu jirey ololaha loogu jirey kursigan, balse iminka ayuu warku kala caddaan doonaa. Hoos ka daawo MW Geelle oo dooddiisa ku xoojinaya dib u heshiisiinta Somalia.<\/p>\n

\n

President @IsmailOguelleh<\/a> makes the case why Djibouti deserves to be elected to the UN Security Council as a non-permanent member on Wednesday. pic.twitter.com\/xh1w5Osauh<\/a><\/p>\n

\u2014 Harun Maruf (@HarunMaruf) June 17, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n