Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":46893,"date":"2020-06-16T09:03:57","date_gmt":"2020-06-16T08:03:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=46893"},"modified":"2020-06-16T09:03:57","modified_gmt":"2020-06-16T08:03:57","slug":"shirka-jabuuti-sagaaro-digo-muuqata-ayay-aastaa-maxaa-muuqda-oo-la-qarinayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/16\/shirka-jabuuti-sagaaro-digo-muuqata-ayay-aastaa-maxaa-muuqda-oo-la-qarinayaa\/","title":{"rendered":"SHIRKA JABUUTI: ”Sagaaro DIGO muuqata ayay aastaa!” – Maxaa muuqda oo la qarinayaa?!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Juun 2020<\/strong><\/span> – Waxaynu wada ognahay in SOMALIA dawlad buuxda loo ogolaaday iyagoo sidaa kaga masuula wadankoo dhan. Habkii loo la dhaqmo jiray ee ay SOMALILAND leefleefka kusoo noolaan jirtay wuu\u00a0\u00a0dhammaaday. Mashaariicdiiyoo dhan waxaa lasoo marinayaa SOMALIA, waxkastana waxaa ka masuula Somalia oo ay SOMALILAND ka mid tahay sida dawlad goboleedyada oo kale, Military xuduudaha waa laga soo durkinayaa.<\/p>\n

ISBEDELka Geeska Africa ee Abi Ahmed iyo beesha Caalamka iyo\u00a0\u00a0igad ba runta waa la isu sheegay hadana wax walba (Time-plan) bay leeyihiin. Xukuumadda Muse iyo Guurtida iyo baarlamaanka waa laga dheregsanyey inaan laga ogolayn wax Somali la yidhaa oo kala Goa.<\/p>\n

Shacabka hore ayey inoogu sheegeen in meel walba la inaga soo xidhay kii uunbaa soconaya oo shacabka ushaa lagu ag dhufanayaa si ay u fahmaan waxa jira.\u00a0\u00a0Arimaha labada shacab ee SOMALIA iyo SOMALILAND labaduba waa sensitive xaalkoodu taa Dawladaha oo dhami wey Dareensanyihiin waana ta keenaysa\u00a0\u00a0in waxa lagu wada socdo ee Madaxda dawladuhu iyo gobolada ururadoodu isagu imanayaan WAX LAGU WADA SOCDO OO WELIBA LAGA QARINAYO LABADA SHACAB BAA jira\u00a0\u00a0oo si siyaasadda oo suqsuqaara loogu dhiibayo SHACABKU WAA CARUUROO KALE SIDA HOOYADU\u00a0\u00a0BARIISKA\u00a0KULUL\u00a0\u00a0CARUURTEEDA\u00a0\u00a0UGA QABOOJISO MARKAY AFKA U GELINAYSO AYAA\u00a0\u00a0DAWLADAHAN SHIRAYAA SIYAASADDA KULAYLKEEDA\u00a0\u00a0SHACABKA LOOGA\u00a0\u00a0ILAALINAYAA\u00a0SI\u00a0\u00a0AAN KHATARO UGA DHICIN GOBOLKA GEESKA\u00a0\u00a0SOMALIDA MAR LABAAD OON BADUHU XIDHMIN HADANA WAAYO BADDA CAS DHINICII YAMANTU WAY GUBANAYSAA DHANACA LIBIYA BADDII MEDITERRANEAN OO IYANA QIIQAYSA.<\/p>\n

\n

Markaa war shucuubta laga qarinayo ayaa jira\u00a0\u00a0SOMALILAND oo Mogadisho lacag badanikaga xanibantay oo Xukuumadda Muse aanay laaanteed waxba wadi karin\u00a0\u00a0Somalia heshiiska SOMALILAND doorashada Farmaajo iyo khayre guushoodu aad ugu xidhantay Ethiopia oo isbedelkeedu aad ugu xidhanyey Somali mida\u00a0oo wixii ay kala saxeexdeen Ethiopia SOMALIA iyo\u00a0\u00a0Eritrea oo SOMALILAND laaan aan suurtoobayn haddaan dhinac kaloo qarsoon looga wareegin laakiin waxaa hawl yar SOMALILAND oo ogolaato inay Somalia ka mid noqoto.\u00a0Hadduu Muse wax walba diidona SOMALILAND waxay\u00a0\u00a0gelaysaa\u00a0godoon iyo dadkoo Xamar iyo shaqooyin u qaxa macaa Askarta ayaa yaac doonta fursadaha laga furi doono SOMALIA.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> M Bashe<\/p>\n

e-mail:<\/strong> qoranebashe@gmail.com<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Juun 2020 – Waxaynu wada ognahay in SOMALIA dawlad buuxda loo ogolaaday iyagoo sidaa kaga masuula wadankoo dhan. Habkii loo la dhaqmo jiray ee ay SOMALILAND leefleefka kusoo noolaan jirtay wuu\u00a0\u00a0dhammaaday. Mashaariicdiiyoo dhan waxaa lasoo marinayaa SOMALIA, waxkastana waxaa ka masuula Somalia oo ay SOMALILAND ka mid tahay sida dawlad goboleedyada oo kale, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":46797,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/b-104.jpg?fit=960%2C582&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ccl","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46893"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46895,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46893\/revisions\/46895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}