Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":46554,"date":"2020-06-11T08:01:56","date_gmt":"2020-06-11T07:01:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=46554"},"modified":"2020-06-11T08:02:19","modified_gmt":"2020-06-11T07:02:19","slug":"doorasho-qof-cod-ah-oo-qalqiil-ku-jirta-middii-caadiga-ahayd-oo-hal-shuruud-ku-xiran-khilaaf-ka-dhex-taagan-hayad-ka-mid-ah-df","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/11\/doorasho-qof-cod-ah-oo-qalqiil-ku-jirta-middii-caadiga-ahayd-oo-hal-shuruud-ku-xiran-khilaaf-ka-dhex-taagan-hayad-ka-mid-ah-df\/","title":{"rendered":"QARDA-JEEX: Doorasho qof & cod ah oo qalqiil ku jirta, middii caadiga ahayd oo hal shuruud ku xiran & khilaaf ka dhex taagan hay’ad ka mid ah DF"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 11 Juun 2020<\/strong> <\/span>– Senatar Mowliid Xuseen Guhaad oo ah Gudomiye ku xigeenka 2-aad golaha Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa ka soo horjeestay go’aankii guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka uu ku baaqayay in dawladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadda ay isugu yimaadaan kulan degdeg ah kahor 25 ka bishan Juun.<\/p>\n Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa kulan uu la qaatay guddiga joogtada ee golaha waxaa uu soo saaray qoraal uu ku sheegay in loo baahan yahay in la qabto shir ay isugu imaanayaan Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada kaas oo looga gol-leeyahay in looga arinsado hannaanka lagu gali doono Doorashooyinka Qaranka 2020\/2021 si loo helo hab iyo hannaan lagu wad qanacsanyahay.<\/p>\n Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in shirkaasi guddigu yeesheen aannu waafaqsaneyn xeer hoosaadka golahaasi.<\/p>\n ”Waxaan ku diidanahay iyadoo ay Xamar ku sugan yihiin 12 sanator oo buuxin kara booskaasi in xubno ka tirsan Guddiga Joogtada ah ee aqalka oo dalka ka maqan aaladda Zoom lagu raadiyo, iyadoo aysan jirin baahi keeni karta, waxayna arrintaasi baal marsantahay Xeer Hoosaadka Aqalka Sare”, ayuu yiri Gudomiye kuxigeenka.<\/p>\n ”Xeer hoosaadkeena waxa uu dhigaya in guddomiyaha Golaha Aqalka Sare uu go’aamada muhiimka ah kala tashado ku xigeennadiisa, sidoo kale ku xigeenada la tashadaan guddoomiyaha laakin hadda taasi ma muuqato”<\/p>\n ”Guddoomiyaha ilaa afar jeer baan arrrintan ka wada hadalnay balse iskumaan fahmin, taasi ayaana sababtay inaan dalbano guddiga joogtada ah.”<\/p>\n ”Xalka haatan waxa uu ku jiraa in shacabka Soomaaliyeed si cadaalad ah loogu adeego iyadoo la ilaaninayo dastuurka iyo xeer hoosaadyada, gaar ahaan Aqalka Sare.”<\/p>\n Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka.<\/p>\n