Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":46482,"date":"2020-06-10T12:12:40","date_gmt":"2020-06-10T11:12:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=46482"},"modified":"2020-06-10T12:13:44","modified_gmt":"2020-06-10T11:13:44","slug":"ruushanka-oo-sameeyey-raadaar-arki-kara-walax-ku-socda-8000km-saacaddii-dalal-ay-maraykanka-is-neceb-yihiin-oo-uu-ka-iibinayo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/10\/ruushanka-oo-sameeyey-raadaar-arki-kara-walax-ku-socda-8000km-saacaddii-dalal-ay-maraykanka-is-neceb-yihiin-oo-uu-ka-iibinayo-sawirro\/","title":{"rendered":"Ruushanka oo sameeyey RAADAAR arki kara walax ku socda 8,000km\/saacaddii & dalal ay Maraykanka is neceb yihiin oo uu ka iibinayo + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Moscow) 10 Juun 2020<\/strong><\/span> – Ruushka oo hore u farsameeyey gantaalo guuxooda ka dheereeya oo nooc cusub ah sida Avangard iyo Kinzhal, ayaa iminka xal u keenay isla gantaalahaas, isaga oo sameeyey raadaar arki kara, xitaa haddii lasoo rido iyaga oo raxan ah.<\/p>\n

\n

Dunida ayaa haatan ku tartamaysa farsamaynta gantaalaha qaarad ka qaaradda ah ee guuxooda ka dheereeya, waxaana uu iminka Bentagon-ku wadaa daraasad ay uga shaqaynayaan hubkan oo loo yaqaan Hypersonic Air-breathing Weapon Concept (HAWC), kaasoo ay ka wada shaqaynayaan Ciidanka Cirka USAF iyo Hay’adda Daraasaadka Agabka Hormarsan ee Difaaca ee DARPA.<\/p>\n

Haddaba, in la helo gaashaan la iskaga dhigo hubka noocaas ah ayaa ah arrin aad loogu baahan yahay, maadaama ay adag tahay in la qabto ama xitaa la arko gantaal guuxiisa ka dheereeya.<\/p>\n

Ruushka ayaana sheegaya inuu xalkii hayo, sida ay sheegtay <\/a>Hay’adda Rosoboronexport, oo ah hay’adda dowladda ugu qaybsan iibinta hubka.<\/p>\n

Raadaarkan cusub oo ka mid ah noocyada Protivnik (lid), ayaa dad badan kaga yaabiyey \u201cawooddiisa iyo hufnaanta uu ku arki karo waxyaabaha aadka u dheereeya oo uu ku jiro gantaal kasta oo guuxiisa ka dheereeya.\u201d<\/em><\/p>\n

Waloow aanu gaariga uu raadaarkani saaran yahay ee KAMAZ aanu u qurux badnayn si ka tarjumaysa shaqada uu qaban karo raadaarka uu xambaarsan yahay iyo muuqaallada yaabka leh ee uu leeyahay, misna waa mid aad xasaasi u ah oo arki kara bartilmaameed ku socda fogaan dhan 8,000km\/saacaddii (ku dhowaad 5,000mayl\/saacaddii) isagoo ka arki kara marka uu soo jiro masaafo jirta 450km (280 mayl).<\/p>\n

Protivnik series \u201ccan simultaneously track at least 1,000 thousand objects\u201d<\/em> and distinguish between eight classes of missiles, Rosoboronexport revealed.<\/p>\n

Kaaga darane, maadaama uu gaari saaran yahay wuxuu awood u leeyahay xeesha ciidan ee loo yaqaan ”toogo oo ka tag”, iyada oo uu Ruushku sheegay inuu ka iibinayo gobollada uu aalaaba ku xisaabtamo ee Asia-Pacific sida North Korea, Woqooyiga Afrika, iyo Bariga Dhexe oo agabkiisa laga aaminsan yahay.<\/p>\n

Arrintan ayaa istaraatiji ahaan halis ku ah Maraykanka, waayo wuxuu sidoo kale arki karaa dayuuradaha raadaarka ka dhuunta ee Maraykanka sida F-22 iyo F-35 iyo bamarrada sida B-2 Spirit<\/span>.<\/p>\n

\"\"
Gudaha raadaarkan guurguura<\/figcaption><\/figure>\n

\"\" \"\" \"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Moscow) 10 Juun 2020 – Ruushka oo hore u farsameeyey gantaalo guuxooda ka dheereeya oo nooc cusub ah sida Avangard iyo Kinzhal, ayaa iminka xal u keenay isla gantaalahaas, isaga oo sameeyey raadaar arki kara, xitaa haddii lasoo rido iyaga oo raxan ah. Dunida ayaa haatan ku tartamaysa farsamaynta gantaalaha qaarad ka qaaradda ah ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":46487,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Namnl\u00f6s-33.png?fit=922%2C524&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-c5I","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46482"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46482"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46489,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46482\/revisions\/46489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}