Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":46448,"date":"2020-06-09T21:19:42","date_gmt":"2020-06-09T20:19:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=46448"},"modified":"2020-06-09T21:19:42","modified_gmt":"2020-06-09T20:19:42","slug":"dayuurad-imaaraadku-leeyahay-oo-markale-ka-degtey-israel-arrin-cusub-oo-ay-ka-damacsan-yihiin-falastiiniyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/09\/dayuurad-imaaraadku-leeyahay-oo-markale-ka-degtey-israel-arrin-cusub-oo-ay-ka-damacsan-yihiin-falastiiniyiinta\/","title":{"rendered":"Dayuurad Imaaraadku leeyahay oo markale ka degtey Israel (Arrin cusub oo ay ka damacsan yihiin Falastiiniyiinta)"},"content":{"rendered":"

(Tel Aviv) 09 Maajo 2020<\/strong> <\/span>– Dayuurad uu Imaaraadku leeyahay ayaa markii 2-aad taariikhda ka degtey dalka Israel, iyada oo la sheegay inay waddo gargaar loogu tala galay Falastiiniyiinta, waloow aan midkii horeba weli laga guddoomin.<\/p>\n

Dayuuraddan oo ah nooca uu Maraykanku sameeyo ee Boeing 787-9 oo ay leedahay Etihad Airways ayaa ka degtey gegada Ben Gurion, waana dayuurad xamuul ah oo kasoo duushay caasimadda Imaaraadka ee Abu Dhabi.<\/p>\n

Si ka duwan safarkii hore ee ay ku timid isla Ben Gurion 20-kii Maajo, taasoo gebi ahaanba ahayd dayuurad aan calaamaysnayn oo rinji cad la mariyey, middani waxay sidataa astaamihii dayuuradda Etihad Airways oo uu ku jiro calanka Imaaraadku.<\/p>\n

\"Etihad<\/a>
Dayuuraddii hore<\/figcaption><\/figure>\n

Dayuuraddii hore ayaa keentay deeq la sheegay in lagula dagaallamayo durayga Covid-19, balse waxaa ka dhaartay nidaamka Falastiin ee magaalada Daanta Galbeed ee Ramallah, sidaa darteed, waxay markan u duween dhanka Marinka Gaza taasoo ka dhigan inay kala qaybinayaan Falastiiniyiinta, balse lama oga in laga aqbali doono.<\/p>\n

Kaaga darane agabkan ayaa la sheegay in lagala hadlay Wasaarad Dibadeedka Israel, isla markaana waxaa daabulaya Ciidamada Xoogga Israel ee IDF, kuwaasoo aan laga jeclayn Marinka Gaza.<\/p>\n

Falastiiniyiinta oo Imaaraadka ku dhaliila inuu raalli ka noqday inay Israel qaadato Daanta Galbeed oo ay ku jirto magaalada Qudus ayaa waxay horay u sheegeen in Imaaraadku uu u marmarsoonayo qaab uu xiriir ula yeesho Israel, ee aanu iyaga wax wanaag ah u wadin.<\/p>\n

\n

Not staying for the night: #Etihad<\/a> ??A6-BNA is climbing out of ??#TelAviv<\/a> Ben Gurion Airport.<\/p>\n

Entering ??#Nicosia<\/a> FIR, callsign typo #ETE9608<\/a> was changed into #ETD9608<\/a>. pic.twitter.com\/MWwfnNDy88<\/a><\/p>\n

\u2014 Gerjon | \u05d7\u05e8\u05d9\u05d5\u05df (@Gerjon_) June 9, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n