Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":46099,"date":"2020-06-03T21:46:35","date_gmt":"2020-06-03T20:46:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=46099"},"modified":"2020-06-03T21:46:35","modified_gmt":"2020-06-03T20:46:35","slug":"rasmi-df-oo-dib-u-fasaxday-duullimaadyadii-gudaha-dibedda-taariikhda-la-bilaabayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/03\/rasmi-df-oo-dib-u-fasaxday-duullimaadyadii-gudaha-dibedda-taariikhda-la-bilaabayo\/","title":{"rendered":"RASMI: DF oo dib u fasaxday duullimaadyadii gudaha & dibedda (Taariikhda la bilaabayo)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 03 Juun 2020<\/strong><\/span> – 28-kii bishii Maarso ee sanadkaan 2020 ayay aheyd markii la hakiyay diyaaraha isaga kala goosha gudaha dalka si looga hortago faafidda cudurka safmarka ah ee COVID-19, sida ay faafisay Wakaaladda Wararka SONNA.<\/p>\n

Waxaa kulan ay maanta isugu yimaadeen Wasiiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Aadan Isaaq, madax ka socotay Xafiiska Madaxweynaha, ururka diyaaradaha iyo sidoo kale Shirkadaha duulimaadyada ayaa lagu shaaciyay in dib loo furi doono duulimaadyada gudaha dalka iyadoo la ilaalinaya sharuucda caafimaadka.<\/p>\n

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay inay sameeyeen shuruuc lagu hagayo dadka safrayo si loo adkeeyo dadaalada lagu xakameynayo cudurka karoonaha.<\/p>\n

Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista, Rayidka Axmed Macali Xasan iyo Xasan Xaashi Muxumed Guddoomiyaha Guddiga Adeegga Diyaaradaha, ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen dib u furista duulimaadyada dalka.<\/p>\n

”Waxaa lagu heshiiyey in 8-da Juun la bilaabo duullimaadyadii maxalliga ahaa, halka 15-ka Juun la furayo kuwii caalamiga ahaa,” ayuu Hadalsame Media u sheegay howlwadeen ka tirsan shaqaalaha Gegada Aadan Cadde.<\/p>\n

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Aadan Isaaq ayaa sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay fariimo wacyigelin ah oo looga digayo khatarta cudurka COVID-19 dhawaana ay ku wareejin doonaan maamulka Garoonka Diyaaradaha, si bulshadu ay ula socdaan farriimahaas.<\/p>\n

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa shaaciyay in bilawga todobaadka soo socda dib loo furi doono duuliyaadyada gudaha.<\/p>\n

Dhinaca kale Wasiirka Gadiidka iyo Mas\u2019uuliyiinta kale ayaa kormeeray sida loo dhaqan galiyay sharuucda lagu hagayo dadka safrayo laga bilaabo hoolka Sahal oo ah halka marka ugu hore uu ka bilaabanayo safarka, gelista garoonka iyo sidoo kale ka bixintaanka, iyadoo ay marayaan ilaa shan baaritaan.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale la isku raacay in maalintii ay bixi karaan 5 diyaaradood oo aadaya shanta maamul goboleedka taasi oo ay isku raaceen Wasaaradda, Hay\u2019adda Duulista Rayidka, maamulka garoonka iyo ururda diyaaradaha matalayay.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 03 Juun 2020 – 28-kii bishii Maarso ee sanadkaan 2020 ayay aheyd markii la hakiyay diyaaraha isaga kala goosha gudaha dalka si looga hortago faafidda cudurka safmarka ah ee COVID-19, sida ay faafisay Wakaaladda Wararka SONNA. Waxaa kulan ay maanta isugu yimaadeen Wasiiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":46100,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/SCAA-1.png?fit=948%2C637&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-bZx","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46099"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46101,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46099\/revisions\/46101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}