Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":45992,"date":"2020-06-02T10:45:20","date_gmt":"2020-06-02T09:45:20","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=45992"},"modified":"2020-06-02T10:45:20","modified_gmt":"2020-06-02T09:45:20","slug":"wadaad-sheegay-in-aan-islaamku-mudaaharaad-ogolayn-oo-dhibaato-laga-raacsiiyey-twitter-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/06\/02\/wadaad-sheegay-in-aan-islaamku-mudaaharaad-ogolayn-oo-dhibaato-laga-raacsiiyey-twitter-ka\/","title":{"rendered":"Wadaad sheegay in aan Islaamku ”mudaaharaad ogolayn” oo dhibaato laga raacsiiyey Twitter-ka"},"content":{"rendered":"

(Jiddah) 02 Juun 2020<\/strong> <\/span>– Wadaad Sucuudiyaan ah oo la yiraahdo Shaikh Assim Al-Hakeem, ayaa weerar kala kulmaya dhanka Twitter-ka kaddib markii uu jawaab la yaab leh ka bixiyey in ay dadku dibedbixi karaan oo uu khalad ku sheegay.<\/span><\/p>\n

Wadaadkan oo Jiddah saldhigta, oo caanna ku ah inuu diinta ku faafiyo af Ingiriisiga, isagoo si joogta ah uga muuqda hilinka ay Dowladda Sucuudigu leedahay ee Huda TV, ayaa 161,500 oo raaca u sheegay \u201cInaan Islaamku dibedbaxyada ogolayn\u201d.<\/span><\/p>\n

Al-Hakeem ayaa deeto waxaa weerar kusoo qaaday dadkii Twitter-kiisa ku xirnaa ee Muslimiinta ahaa, iyadoo ay qaarkood soo qaateen Xadiiska Nabawiga ah ee sheegaya: \u201cQof kasta oo xumaan arka gacanta haku dooriyo; haddii aanu awoodin, carrabkiisa; haddii aanu awoodin qalbiga haka noco \u2014 taasoo ah imaanka ugu dafiicsan\u201d.<\/p>\n

Qaar kale ayaa wadaadka waydiiyey inay sax ahayd in lagu koco oo xukunka laga rido Cusmaaniyiintii oo ah cidda ay xukunka ka dhaxleen reer Aala Sucuud. Mid kale ayaa soo qaatay muuqaal uu wadaadku kaga jawaabayey haddii uu ninku xaaskiisa khiyaano oo uu u muuqdo mid isla iyada eedaynaya.<\/p>\n

Aragtidan kali talisnimada taageersan ayaa la yiraahdaa Madkhali taasoo uu keenay nin Sucuudiyaan ahaa oo la yiraahdo Rabi Al-Madkhali<\/a>, kaasoo ka gows haystey Boqortooyada Sucuudiga. Waxay aragtidaasi caan ka ahayd bariga Libya<\/a> oo sanado badan uu dusha ka saarnaa Muammar Gaddafi<\/a>, iminkana ay kasoo jeedaan ciidamada Libyan National Army (LNA) ee taageersan Khalifa Haftar.<\/p>\n

Culumo badan oo Sucuudiga ku sugan ayaan xaqa ka hadli karin, iyadoo kuwo badani haatan ku jiraan xabsiyada dalkaas.<\/p>\n

Beri dhowayd Sheekh Sudaysi ayaa meel munaasabad ah ka cararay kaddib markii uu nin gayfane ihi waydiiyey cunfiga uu Sucuudigu ka wado dalka Yaman.<\/p>\n

\n

It is not permissble to protest in Islam. https:\/\/t.co\/i5wJJAdB2x<\/a><\/p>\n

\u2014 Assim Alhakeem (@Assimalhakeem) May 30, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n