Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":45637,"date":"2020-05-27T09:06:21","date_gmt":"2020-05-27T08:06:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=45637"},"modified":"2020-05-27T10:24:00","modified_gmt":"2020-05-27T09:24:00","slug":"daawo-hargaysa-sida-ay-maanta-tahay-waxay-dhaantey-1980-kii-xisbiga-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/27\/daawo-hargaysa-sida-ay-maanta-tahay-waxay-dhaantey-1980-kii-xisbiga-waddani\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Hargaysa sida ay maanta tahay waxay dhaantey 1980-kii” – Xisbiga Waddani"},"content":{"rendered":"

(Hargaysa) 27 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani, Khadar Xuseen Cabdi, ayaa ka hadlay baaq bulsho oo ay soo saareen dhallinyarada Somaliland oo is waydiinaya halka ay wax u marayaan Maamulka Somaliland oo iskii ugu dhawaaqay madax bannaani aan la aqoonsan.<\/p>\n

Khadar ayaa sheegay in la sameeyey isbarbardhigyo kala geddisan oo khuseeynaya sanado kala duwan , kuwaasoo ay qolaba doonayso inay moowqifkeeda u cuskato.<\/p>\n

”Ma waxaynu eegnaa sidii aynu 91-kii ahayn oo aan deeto barbar dhignaa sida aanu maanta nahay, mise waxaannu eegnaa sidii aannu ahayn 1980-kii, deetana waxaannu barbar dhignaa maanta?” ayuu is waydiiyey Khadar.<\/p>\n

”Xalay waddadaa Oktoobar baan soo maray, godadka ku yaalla inaad gaariba kaxaysaad nacaysaa? Waddada Cabbaaye waa sidoo kale. Dooxa Hargaysa caafimaad darrada iyo qashinka yaalla ayaad nacaysaa. Miyaannu u dabbaal degi karnaa in waddooyinka Hargaysa ee 80-kii ay ka fiicnaayeen kuwa maanta oo 40 sano kasoo wareegtey?” ayuu daba dhigay.<\/p>\n

Khadar ayaa qiray in Somaliland ay wax qabsatay 1991-kii, balse loo baahan yahay in horay loo socdo oo aan kaliya middaa uun la daba socon.<\/p>\n

Halkan hoose ka daawo….<\/strong><\/p>\n