Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":45361,"date":"2020-05-21T20:40:26","date_gmt":"2020-05-21T19:40:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=45361"},"modified":"2020-05-21T21:40:12","modified_gmt":"2020-05-21T20:40:12","slug":"xaftar-oo-turkiga-u-diray-hanjabaad-culub-kaddib-markii-uu-ruushku-siiyey-8-miig-turkiga-oo-hanjabaad-kale-uga-jawaabey-sawirrada-dayuuradaha-la-siiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/21\/xaftar-oo-turkiga-u-diray-hanjabaad-culub-kaddib-markii-uu-ruushku-siiyey-8-miig-turkiga-oo-hanjabaad-kale-uga-jawaabey-sawirrada-dayuuradaha-la-siiyey\/","title":{"rendered":"Xaftar oo Turkiga u diray hanjabaad culus kaddib markii uu Ruushku siiyey 8 miig & Turkiga oo hanjabaad kale uga jawaabey!! + Sawirrada dayuuradaha la siiyey"},"content":{"rendered":"
(Ankara) 21 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Hoggaamiye kooxeedka Khalifa Haftar ayaa si wayn ugu hanjabey bartilmaamaha iyo danaha Turkiga ee Libya, kaddib markii uu helay 8 dayuuradood, si uu wax uga qabto guuldarrooyinka xiriirka ah ee soo gaarey.<\/p>\n \u201cSaacadaha yar ee soo socda, waxaad arki doontaan weerar cireedkii ugu ballaarnaa taariikhda Libya,\u201d ayuu ku falax gooddiyey madaxa Haftar ugu qaybsan cirka Saqr al-Joroushi, kaasoo sheegay in Turkigu uu bartilmaameed idman u noqon doono dayuuradohooda.<\/p>\n Turkey oo warkan isla iminka ka jawaabey ayaa Khalifa Haftar xusuusiyey in ay bartilmaameedsan doonaan haddii uu isku taabto danaha dalka Turkiga oo ay \u201ccawaaqib xumi ka raaci doonto.\u201d<\/p>\n \u201cWaxaannu markale ku celinaynaa inay cawaaqib xumi xigo doonto haddii la weeraro danaha Turkiga. Goodinta dhanka Haftar-na waxay muujinaysaa heerka khasaaraha gaarey,\u201d ayay u dhigan tahay farriin lasoo dhigay webka Wasaaradda Dibedda Turkiga oo horayna Haftar ugu digey markii uu duqeeyey meel u dhow Safaaradda Turkiga ee Tripoli.<\/p>\n Ruushka ayaa la sheegayaa inuu Haftar siiyey ugu yaraan 6\u00a0 MiG-29 oo xilligii Soofiyeetka la sanceeyey iyo 2 Sukhoi 24 oo uu kasoo dhiibey saldhiggiisa Hmeimim ee Suuriya, sida uu Wasiir Gudeedka Libya, Fathi Bashagha u sheegay Bloomberg.<\/p>\n