Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":45111,"date":"2020-05-18T09:56:57","date_gmt":"2020-05-18T08:56:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=45111"},"modified":"2020-05-18T09:58:04","modified_gmt":"2020-05-18T08:58:04","slug":"taas-kuma-qancin-shiinaha-oo-maanta-koox-baaraysa-geerida-danjirohoodii-israel-diraya-waxyaabaha-kale-ee-ay-qabanayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/18\/taas-kuma-qancin-shiinaha-oo-maanta-koox-baaraysa-geerida-danjirohoodii-israel-diraya-waxyaabaha-kale-ee-ay-qabanayaan\/","title":{"rendered":"”Taas kuma qancin!” – Shiinaha oo maanta koox baaraysa geerida Danjirohoodii Israel diraya & waxyaabaha kale ee ay qabanayaan"},"content":{"rendered":"

(Tel Aviv) 18 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Shiinaha ayaa koox xaqiiqo raadin ah u diri doonta magaalada Tel Aviv, si ay u baaraan geerida Danjire Du Wei, kaasoo maydkiisa laga helay gurigiisa, sida uu maanta qorayo Haaretz.<\/p>\n

Du, 58-jir, ayaa la sheegay inuu hurdada ku dhintay<\/a> iyadoo loo badinayo inuu wadnaha u dhintay, balse weli ma jirto cid si rasmi ah u baartay sababta geerida soo booddada ah ee Du oo ka tegey xaas iyo wiil.<\/p>\n

Ilo hoose ayaa Haaretz u sheegay in kooxda baarista ee Shiinuhu ay maanta kasoo dhaqaaqayaan Shiinaha si ay u baaraan maydka Danjiraha, waxay isu duwayaan howlaha Safaaradda, sidoo kalena ay u agaasimaan sidii maydkiisa loogu duulin lahaa dalkiisa, iyadoo uu la socdo qof ka socda qoyska Danjiraha. Waxay gelayaan 14-maalmood oo karaantiil ah.<\/p>\n

Waxaa jirtey inay Safaaradda Shiinaha beryihii dhowaa isku dheganaayeen Maraykanka oo sheegay inuu ka ”walaacsan yahay” maalgashiga Shiinaha ee Israel.<\/p>\n

Jimcihii, waxay Safaaradda Shiinaha ee Israel ka jawaabtey dhaleeceeyn kasoo yeertey<\/a> Wasiir Dibadeedka Maraykanka, Mike Pompeo, oo todobaadkii tegey halkaa booqday, kaasoo Shiinaha ku eedeeyay inay kas u qariyeen xogaha dillaaca coronavirus.<\/a><\/p>\n

Safaaradda ayaa warkaa ku tilmaantay mid aan ”maangal ahayn”, iyadoo ku doodday in “culimada caafimaadku aanay weli meelaynin halka uu ka yimid COVID-19,” isla markaana Maraykanka xusuusisey inuu isagu iminka yahay xuddunta cudurka.<\/p>\n

Intaasi waa qayb ku saabsan howlihii ugu dambeeyey ee uu qabanayey diblomaasigii ugu sarreeyey Shiinaha ee dalka Israel.<\/p>\n

Safaaradda ayaa sidoo kale ka jawaabtey digiinta Pompeg<\/a> ee ku aaddan maalgashiga Shiinuhu ku samaysanayo Israel oo uu Maraykanku gunuunuc badan ka muujiyey isagoo ku tilmaamay mid ”keenaya halis dhanka amaanka ah”.<\/p>\n

Danjire Du ayaa Israel tegey bartamihii Febraayo isagoo kaddib galay 14-maalmood oo karaantiil ah, waxaana warqadaha diblomaasiyadeed laga qabtay dhamaadkii Maarso, balse lama kulmin MW Israel Reuven Rivlin, sida uu dhaqanka diblomaasigu ahaa.<\/p>\n

Waxaa Isku Duwey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Tel Aviv) 18 Maajo 2020 – Shiinaha ayaa koox xaqiiqo raadin ah u diri doonta magaalada Tel Aviv, si ay u baaraan geerida Danjire Du Wei, kaasoo maydkiisa laga helay gurigiisa, sida uu maanta qorayo Haaretz. Du, 58-jir, ayaa la sheegay inuu hurdada ku dhintay iyadoo loo badinayo inuu wadnaha u dhintay, balse weli ma […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45112,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/b-114.jpg?fit=1434%2C807&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-bJB","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45111"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45111"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45114,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45111\/revisions\/45114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}