Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":44918,"date":"2020-05-15T09:55:00","date_gmt":"2020-05-15T08:55:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=44918"},"modified":"2020-05-15T09:55:00","modified_gmt":"2020-05-15T08:55:00","slug":"7-sano-ayay-ilmo-sugaysey-markii-ay-dhashayna-waxaa-lagu-diley-weerarkii-kabul-sheekadaas-iyo-kuwa-kale-oo-naxdin-leh-oo-ka-dhacay-isbitaalka-kabul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/15\/7-sano-ayay-ilmo-sugaysey-markii-ay-dhashayna-waxaa-lagu-diley-weerarkii-kabul-sheekadaas-iyo-kuwa-kale-oo-naxdin-leh-oo-ka-dhacay-isbitaalka-kabul\/","title":{"rendered":"”7 sano ayay ilmo sugaysey markii ay dhashayna waxaa lagu diley weerarkii Kabul!” – Sheekadaas iyo kuwa kale oo naxdin leh oo ka dhacay isbitaalka Kabul"},"content":{"rendered":"
\n

(Kabul) 15 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Mehreen Zahra<\/em>–Malik<\/em> oo horay ugu shaqayn jirtey Wakaaladda Wararka Reuters, haatanna si madax bannaan ugu shaqeeysa New York Times, Washington Post, Guardian iwm, ayaa soo gudbisey war wadna garaac leh oo kasoo baxaya ilmihii iyo hooyooyinkii lagu laayey Isbitaalka Carruurta ee Kabul.
\n<\/span><\/p>\n

Sheekada 1-aad waa haweenay la yiraahdo Zainab oo Talaadadii wiil dhashay inta uusan weerarka arxan darrada ihi dhicin. Waxay ugu magac dartay Omid oo ”Rejo” ku noqonaya afka<\/span> Dari. <\/span><\/p>\n

Sababtu waxay tahay waxay 7 sanadood ku howllanayd oo meel kasta u tagtay sidii ay carruur ku dhali lahayd, waxay kaloo sugtey 9 bilood si ay isha u saarto ilmo ay dhashay. Waxay dhashay wiil, waxaase laga diley 4 saacadood uun kaddib, intii ay isu diyaarinayeen safar ay ugu ambabixi lahaayeen Gobolka Bamiyan<\/a> ee ay ka yimaadeen, kaas oo 3 saac u jira Kabul.
\n<\/span><\/p>\n<\/div>\n

Hajar Sarwari waxay ku jirtey fooshii ilmeheedii 2-aad, markii uu mid ka tirsan qorileeydii soo weerartay isbitaalku uu ubucda laba jeer xabbad uga dhuftay, isagoo halkaa ku diley iyadii iyo ilmihii uur ku jirka ahaaba.<\/span><\/p>\n

Waxaa Arbacadii xigtey ay qoyskeedu ku aadeen buur dhakadeed, iyada oo uu weli ilmeheedii oo dhinsani dhex jiifo.<\/span><\/p>\n

Dhacdada weerarkan ayay dunidu weli wax ay u dhigto la’dahay, iyada oo la is waydiinayo waxa ku jira oo qaddiyad ah in la weeraro isbitaal haweenku ku fooshaan oo cidda dhex joogtaa ay tahay hooyo dhashay, dhalaysa, la baarayo iyo ilmo yar yar oo markaa dhashay iyo dhakhaatiirtii u dhimrinaysey.
\n<\/span><\/p>\n

\n

After struggling to get pregnant for years, Zainab gave birth to a boy on Tuesday in #Kabul<\/a>. She named him Omid, ‘hope’ in Dari. She spent 7 years trying to have a child, waited 9 months to meet her son and had just 4 hours with him before he was killed. https:\/\/t.co\/vlNb5dgosv<\/a><\/p>\n

\u2014 Mehreen Zahra-Malik (@mehreenzahra) May 13, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n