Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":44868,"date":"2020-05-14T11:05:33","date_gmt":"2020-05-14T10:05:33","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=44868"},"modified":"2020-05-14T11:07:45","modified_gmt":"2020-05-14T10:07:45","slug":"somalia-oo-wajahaysa-halis-jiritaan-baraarug-xumo-baahsan-oo-muuqata-yaa-eedda-ugu-badan-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/14\/somalia-oo-wajahaysa-halis-jiritaan-baraarug-xumo-baahsan-oo-muuqata-yaa-eedda-ugu-badan-leh\/","title":{"rendered":"Somalia oo wajahaysa halis jiritaan & baraarug xumo baahsan oo muuqata (Yaa eedda ugu badan leh)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 14 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Somalia oo qalaanqal siyaasadeed ku jirta muddo 40 sanadood sii dhaafaysa amaba haddii horay loosii dhigo tan iyo xorriyaddii ama ugu yaraan ilaa afgambigii ciidanka ayaa u muuqata mid aan weli wax badani iska bedelin dunta laga falkiyo siyaasaddeeda.<\/p>\n Somalia oo soo martay dhowr marxaladood ayaa waxaa majaraha u haya siyaasi uusan inta badan hankiisu dhaafsiisnayn inuu xil helo<\/a> ama xoolaysto, balse aanay jirin xikmad wax loogu qabanayo<\/a> qarankaa xubayrada ah ee Soomaaliyeed oo nasiib darro si indha la’aan ah iskaga<\/a> daba socda.<\/p>\n Cillada haysata Somalia oo iyaduna col ah cid kastana col la ah, waxaa ugu wacan siyaasadda aan aragtida iyo isha macaan lahayn ee siyaasiga Soomaaliyeed, taasoo ka muuqata jahawareerka uu ku ridey shacabka oo qabatimay inay kud iyo qanje u kala guuraan maalin soo gashaba.<\/p>\n Haddada, waxay Somalia maraysaa xaalad kala guur ah, ilaa haddana marka sawirka guud la eego ma badna siyaasi xambaarsan ama dadka la wadaaga siyaasad ka badan xag xagashada mid kale oo uu xafiiltan ka dhexeeyo iyo qaar qabyaalad ama daba-dhilifnimo<\/a> ku raadinaya kursiga, maadaama uusan yoolkiisu kursiga dhaafsiisnayn.<\/p>\n