Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":44771,"date":"2020-05-12T10:49:38","date_gmt":"2020-05-12T09:49:38","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=44771"},"modified":"2020-05-12T10:49:38","modified_gmt":"2020-05-12T09:49:38","slug":"silvia-argagixisadu-hadda-waa-saaxiibbo-kooxaha-midigta-fog-oo-dood-kulul-ka-keenay-soo-furashada-silvia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/12\/silvia-argagixisadu-hadda-waa-saaxiibbo-kooxaha-midigta-fog-oo-dood-kulul-ka-keenay-soo-furashada-silvia\/","title":{"rendered":"”Silvia & argagixisadu hadda waa saaxiibbo!” – Kooxaha Midigta Fog oo dood kulul ka keenay soo furashada Silvia"},"content":{"rendered":"

(Milano) 12 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Waxaa Talyaaniga ku noqotay samafale Silvia Romano oo ka tirsanayd khayriyadda Africa Milele oo 18 bilood ay gacanta ku hayeen afduubtayaal la sheegay inay lacag ka qaateen.<\/p>\n

Yeelkeede gabadhan 25-jirka ah ayaa sheegtay inay qaadatay diinta Islaamka, taasoo ah arrin durba dood ka dhalisay Talyaaniga, iyadoo ay gaar ahaan nudayaan kooxaha midigta fog ee Islaamka neceb, kuwaasoo durba sheegaya inay qabto jirrada Stockholm Syndrome, oo qofku jacayl u qaadayo midkii haystey.<\/p>\n

Waxaa ololahan gacan ka gaysanaysa saxaafadda Talyaaniga oo xitaa Sirdoonka Turkiga ee MIT ku eedaysay inay Talyaaniga ku qalqaalisay inay madax furashada bixiyaan, waxaana marka shacabka oo wixii ay doonaan sheegaya laga soo tago misna ku jira weriyeyaal caan ah.<\/p>\n

Weriyaha warqaadka midigta ah ee Libero<\/em>, Vittorio Feltri, ayaa soo tweet gareeyay in ay Dowladda Talyaanigu soo dayntan ”ku maalgelisey argagixisada.”<\/p>\n

“Magdhowda Silvia laga bixiyey waxay ka dhigan tahay in la maalgeliyey argagixiso hadda iyada saaxiib la ah. Howlgal fiican,” ayuu soo qoray Feltri.<\/p>\n

Waxaa ka qayb qaatay Maareeyaha wargayska Il Giornale<\/em>, Alessandro Sallusti. “Silvia waa soo noqotay, balse waxay la mid tahay sida maxbuus kasoo baxay xerooyinkii Yuhuudda oo u lebbisan sidii Nazi-gii. Abidkay fahmi maayo,” ayuu soo tweet gareeyay.<\/p>\n

Silvia oo ay Axaddii gegada Roma ee Ciampino ay kusoo dhoweeyeen Wasiir Di Maio iyo RW Giuseppe Conte ayaa sheegtay inay qaadatay diinta Islaamka, balse aanay cidina ku khasbin.<\/p>\n

\n

Pagare il riscatto per Silvia significa finanziare i terroristi islamici. Che sono amici della ragazza diventata musulmana. Bella operazione.<\/p>\n

\u2014 Vittorio Feltri (@vfeltri) May 10, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n